Xogmaal Tv

Xogmaal Tv TV Channel My Name is saciid

27/02/2026

Qaran Bile πŸ‡ΈπŸ‡΄

Booliiska Aljeria ayaa qabtay sedex nin oo Tahriibayaal ah oo Ari iska soo dhigay.Dhacdadaan ayaa aad u heysata baraha b...
20/02/2026

Booliiska Aljeria ayaa qabtay sedex nin oo Tahriibayaal ah oo Ari iska soo dhigay.

Dhacdadaan ayaa aad u heysata baraha bulshadda dalkaasi.

Madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump, ayaa sheegay in Mareykanku bixin doono toban bilyan oo doolar oo dib loogu dhisayo...
20/02/2026

Madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump, ayaa sheegay in Mareykanku bixin doono toban bilyan oo doolar oo dib loogu dhisayo magaalada Gaza.

Wuxuu kaga dhawaaqay daahfurka shirka ee Guddiga Nabadda Gaza ee Washington.

Xubnaha kale oo ay ku jiraan Sacuudi Carabiya, Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa ballan qaaday toddoba bilyan oo doolar.

Xulafada reer galbeedka ee dimuqraadiga ah ee Washington (oo ay ku jiraan UK, Canada, Faransiiska iyo Jarmalka) ayaa diiday inay ku biiraan Guddiga.

20/02/2026

Sariirta Macalin ayey leedahay
waana gabadha.
Sax miyaa mise run?

20/02/2026

Sheeg Nabiga Ugu Horeeyo Ee Dhar La-Siinaayo Maalinta Qiyaamaha?

20/02/2026
20/02/2026

Marki qofki mixraabka geli lahaa leesku tuur-tuuro ee adiga marka dambe laguso wada fiiriyo ee gal lagu wada dhaho waa sidaan.

Follow naso dheh mahadsanid
20/02/2026

Follow naso dheh mahadsanid

20/02/2026

Waxa ay kulmeen iyadoon labadooda Midna aan laso qabanin Lana maxkamadeynin.

Address

Boondheere
Mogadishu

Telephone

+252612245609

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogmaal Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogmaal Tv:

Share