Hamze Zarman

Hamze Zarman noloshu waa dedaal iyo imtixaan joogtaa! hello to hello

27/05/2026

Eid to Eid vedio draft’ka ayaan ka soo helay hhh

14/05/2026

!?

Labadan masuul hadda ma waxa wax yar la noqotay in hargaysa ilmo yar xaqqeedii oo naf ah loo sheegtay dhakhaatiir.Labada...
28/01/2026

Labadan masuul hadda ma waxa wax yar la noqotay in hargaysa ilmo yar xaqqeedii oo naf ah loo sheegtay dhakhaatiir.

Labadan masuul ma waxa at dufaacayaan dhakhaatiirta la eedeeyey mise ayaga ayaa is difaacaya?

Kuwa dacwada laga yahay kuwan ayaa ka xun xaqiiqdii waayo waxayba isku raacsanyihiin in ay wax caadiya iska tahay waxa dhacay.

Inantan yar ee u god gashay khaladka dhacay cadaalad ha hesho!.

Labadana ha laga tashto

Sheekada qoyskan oo aan horaantiiba saluugay sida raaligalinta khasabkaa gabadha looga soo gurayo ee Vedio’ga gobonimada...
24/12/2025

Sheekada qoyskan oo aan horaantiiba saluugay sida raaligalinta khasabkaa gabadha looga soo gurayo ee Vedio’ga gobonimada ka dheer looga duubay.

Inay maanta hadasho wixii jirayna ay sheegto waa arin iftiiminaysa xadgudubkii ka muuqday muuqaalkii h**e.

Waa dhacdo dhacday ayaan lagu dhaafin ee si cadaaladeed arinkaa ha loo eego.

Galaha deegaanka ee burco ugu horayn waan hambalyeeynayaa Saaxiibkay Xil-mustafe calas.Burco gole deegaan oo jaahwareer ...
22/12/2025

Galaha deegaanka ee burco ugu horayn waan hambalyeeynayaa Saaxiibkay Xil-mustafe calas.

Burco gole deegaan oo jaahwareer aan yarayni asiibay ayaa 4 tii sano ee u danbaysay jooga.

Waa rag xula badankoodu waa arag aan ku ogahay badankooda aqoon iyo xilkasnimo.

Haddaba waxa iiga baxay is bedelgan aan loo meel dayin ee kana ku eeg intaasuu dhamaan kii h**ee inaytahay in xildhibaanadani aragtidada burco maxay ku dhisantahay, sidee loo maamuli inaysan fahmin ilaa hadda?

1-Abdirisaaq hero waxaan ku ka filayey nin burco yaqaan oo in badan arimaha bulshada ka soo shaqeeye.
2-maxamed casse waxaan ka filayey aqoon waayo aragnimo khibradeed iyo odaynimo.
3- hadda mustafe calas waxaan ka filayaa intii aan labada h**eba ka filayey iyo dheeraadba laakiin ma noqon filashadeena mise wadadii saaxiibadii ayuu marayaa.

22/12/2025

Sidan dhaqan gobeed maaha in nintaa vedio aanay raali ka ahayn laga duubo.

Khalad ha gasho waa u bashar laakiin in si jujuub ah raaligalin laga raadiyaa ma fiicna.

Gobonimo vedio’gani ka dheer

07/12/2025

Boorama u Biqi maayo oo bulsho gobonimo u dhalataa ku nool.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634552139

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamze Zarman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamze Zarman:

Share