Gacanqabad

Gacanqabad we Offer Custom Website Development, Branding And Digital marketing

welcome To Gacanqabad Online

HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA KU GUULESATAY IMTIXANKA SHAHIDIGA AHAAY EE DUGSIGA SARRE, HOR MAR WACAN
28/08/2024

HAMBALYO DHAMAAN ARDAYDA KU GUULESATAY IMTIXANKA SHAHIDIGA AHAAY EE DUGSIGA SARRE, HOR MAR WACAN

Waxaa Si Habsami Ah Inoogu Qabsoomay Seminarkii "HOW TO GET CLIENT AS WEB DESIGNER"Kaas Oo aan Kulafa Gureenay Sida Loo ...
19/08/2024

Waxaa Si Habsami Ah Inoogu Qabsoomay Seminarkii "HOW TO GET CLIENT AS WEB DESIGNER"
Kaas Oo aan Kulafa Gureenay Sida Loo Helo Macaamiil, sida Portifolia loo sameysto, sida Freelencer ahaan Loogu shaqeeyo Iyo Mowduucya Kale Oo intaas Ka badan

Hadaba Cidii Uu Dhaafay Seminarka waxay Dib Uga daalacan Karaan Linkgaan Hoose
https://www.youtube.com/live/c9b33Ypl4Bo?si=oBi-F2zr2Ra4Fq2p

2 maalin ayaa ka harsan Seminarkeena ahaay "HOW TO GET CLIENT AS WEB DESIGNER"TIME: CAAWA 8:00PMLOCATION BARAHEENA BULSH...
15/08/2024

2 maalin ayaa ka harsan Seminarkeena ahaay "HOW TO GET CLIENT AS WEB DESIGNER"

TIME: CAAWA 8:00PM
LOCATION BARAHEENA BULSHO SIDA FACEBOOK IYO YOUTUBE, GOOGLE MEETING

FOR MORE INFO:
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02x...

4 maalin Ayaa ka harsan Seminarkii ahaa "Sidee Loo helaa Macaamiil Adiga Oo ah Xirfadle Web Designer"Seminarka Waa FREES...
12/08/2024

4 maalin Ayaa ka harsan Seminarkii ahaa "Sidee Loo helaa Macaamiil Adiga Oo ah Xirfadle Web Designer"

Seminarka Waa FREE
Shahaada Cidee daneeneso Wa Loo Sameynaa

5 days left Shan maalin ayaa ka harsan Seminarkii aan Ku balansaneen 15 /AugustSemenarka waa FreeWaxa Uuna ka dhacayaa G...
11/08/2024

5 days left
Shan maalin ayaa ka harsan Seminarkii aan Ku balansaneen 15 /August

Semenarka waa Free
Waxa Uuna ka dhacayaa Google Meeting
Hadaba Kusoo biir Groupkaan Si aad Xog dheeraad ah U hesho
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

Maanta waxay Ku Asteesan Tahay Sedax Sana Guurada Kasoo Wareegtay Markay Dhidibada Loo Aasay Gacanqabad Online Oo ah Mad...
10/08/2024

Maanta waxay Ku Asteesan Tahay Sedax Sana Guurada Kasoo Wareegtay Markay Dhidibada Loo Aasay Gacanqabad Online Oo ah Madal E-Learning, Creative Designing Etc

Waxaan U mahad Celinaa Dadka aan So wada shaqeynay 3dii sanno Ee Aan Suuqa Shaqada Ku Jirnay, Waxaan Leeyahay Mahadsanidiin Dhamantiin

Ugu danbeyn Munaasabada 3sana Guuradeena owgeed Waxaa Soo Wadnaa Barnaamijyo Xiiso leh Oo aad Ku qancin Doontaan

Seminarka waxuu dhici Donaa 15 Augusta Saacada :8:00 PM Waxu ka dhacaa :Google MeetingWaxaadna Helin doontaa  Certificat...
03/08/2024

Seminarka waxuu dhici Donaa 15 Augusta
Saacada :8:00 PM
Waxu ka dhacaa :Google Meeting

Waxaadna Helin doontaa Certificate Cadeyneeso Inaad Seminarkaas Ka qeyb Gashay

Halkaan Kala soco Xogta Seminarka
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

waxaan qaban doona SEMINAR kaas Oo ciwaankiisu yahay "How Do You get Clients As a Web Designer?"Uuna soo jedin doona eng...
01/08/2024

waxaan qaban doona SEMINAR kaas Oo ciwaankiisu yahay "How Do You get Clients As a Web Designer?"
Uuna soo jedin doona eng abdihakiim Abdullahi

wax yaabaha aan Workshopkan uga hadlin doona waxa kamid ah:
1. Build a Professional Portfolio
2. Develop a Strong Personal Brand
3. Utilize Social Media and Online Presence
4. Networking and Building Connections
5. Leverage Freelance Platforms
6. Offer Free Resources or Workshops
7. Pricing and Proposals
8. Continuous Learning and Adaptation

location:Google meeting
Time : 15 Aug 2024
Fee: Free
Certivicate: Yes

workshopka waa free Kaliya buuska hada sii qabso
linkgaan iska diwaan gali
……………………………………………………………..
Ama kusoo biir whatsap Grouupkaan hoose:
https://chat.whatsapp.com/GPRMrWvO02xG9uCRVcaKW8

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacanqabad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gacanqabad:

Share