04/08/2021
Hooyga xirfadaha iyo video editing ka wexey idin sameyneysaa waxwalboo ku saabsan graphics ka iyagoo free ah hadey ahaan leheyd jumco posters{ post yada jimco wanagsan cover page yo qurux badan loogoyin ka tarjumaayo ganacsigiina iyo fb yadiina bannero kuso dhawaada wllyaal