Horn Digital Marketing

Horn Digital Marketing Horn Digital is a results-driven digital marketing agency that specializes in social media managemen

๐—˜๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธDhamaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed meelkasta oo aad joogtaan ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ...
09/04/2024

๐—˜๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Dhamaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada soomaaliyeed meelkasta oo aad joogtaan

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุบูุฑ ุงู„ู„ู‡ ู„ู†ุง ูˆู„ูƒู… ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Bixinta ๐—ญ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐˜ ๐—™๐—ถ๐˜๐—ฟ-iga, waxaa ugu wanaagsan in la bixiyo maalinta ciidda salaada ka hor. ๐—ญ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐˜ ๐—™๐—ถ๐˜๐—ฟ-iga waxay waxay quud...
09/04/2024

Bixinta ๐—ญ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐˜ ๐—™๐—ถ๐˜๐—ฟ-iga, waxaa ugu wanaagsan in la bixiyo maalinta ciidda salaada ka hor. ๐—ญ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐˜ ๐—™๐—ถ๐˜๐—ฟ-iga waxay waxay quudin u tahay dadka masaakinta ah, sidoo kale qofka ka dahirtaa waxyaabihii yaryaraa ee ka dhacay inta lagu guda jiray bisha Ramadan,

Waxaan dhammaan umada soomaaliyeed ugu hambalyeeneena bilasha bisha barakeesan ee ramadaan.alle cibaadada iyo camalka wa...
10/03/2024

Waxaan dhammaan umada soomaaliyeed ugu hambalyeeneena bilasha bisha barakeesan ee ramadaan.

alle cibaadada iyo camalka wanaagsan hanaga aqbalo.


Si dhakhsi ah oo ka Xawaare Badan sidii h**e ku Gaar ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›
07/02/2024

Si dhakhsi ah oo ka Xawaare Badan sidii h**e ku Gaar ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›

04/02/2024

Sanadkii ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ๐Ÿฐ maanta oo kale waxaa la aas aasay shirkadda ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ oo ah mareegta loogu isticmaalka badanyahay baraha bulshada,

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐—ฒ๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—ธ-๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต?

Horn Digital is a results-driven digital marketing agency that specializes in social media managemen

Inaad u yeesho ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ป si heersare loo laxameeyay xogta aad kusoo gudbineyso Mareegaha Digitalka ah, waxay kaa saacideysa...
31/01/2024

Inaad u yeesho ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ป si heersare loo laxameeyay xogta aad kusoo gudbineyso Mareegaha Digitalka ah, waxay kaa saacideysaa in ay si fudud kuu fahmaaan dadka aad dooneyso inaad gaarsiiso xogtaada

Kordhi macamiishaada oo isticmaal Social Media Marketing
20/01/2024

Kordhi macamiishaada oo isticmaal Social Media Marketing

Ma xasuusataa Platform-ki kugu h**eeyay aad isticmaasho ?
14/01/2024

Ma xasuusataa Platform-ki kugu h**eeyay aad isticmaasho ?

๐‘๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐“๐ข๐ฆ๐ž ๐“๐จ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ญ ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ
08/01/2024

๐‘๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐“๐ข๐ฆ๐ž ๐“๐จ ๐๐จ๐จ๐ฌ๐ญ ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ

Ganacsigaagu wali ma waxuu ka maqanyahay saaxada dhigitalka ah, ayadoo ganacsatada kula midka ah ay fahmeen faa'idada Su...
02/01/2024

Ganacsigaagu wali ma waxuu ka maqanyahay saaxada dhigitalka ah, ayadoo ganacsatada kula midka ah ay fahmeen faa'idada Suuqgeynta Casriga ah.

Markaad wax ku xiisagaliya baraha bulshada aad ku aragto sidee oga falcelisaa? Like comment mise share
26/12/2023

Markaad wax ku xiisagaliya baraha bulshada aad ku aragto sidee oga falcelisaa? Like comment mise share

Macmiil waxaan sameynaa duubista iyo soo saarista vdieo-yada sida:sida duubista muuqaalada Xafladaha Duubista Muuqaalada...
18/12/2023

Macmiil waxaan sameynaa duubista iyo soo saarista vdieo-yada sida:
sida duubista muuqaalada Xafladaha
Duubista Muuqaalada Daroonta
Duubista Muuqaalada Documentary-ga
si aan kuugu shaqayno nagala sooxariir +252611222333

Address

Km5, Near Beder Hotel
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Digital Marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horn Digital Marketing:

Share