31/05/2026
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ- ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ- ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ
Mudanayaal/Marwooyin - Macaamiisheena Qaaliga ah- Asxaabteena Ku Xiran Boggeena
Bastami Agency waxay qorsheeneysaa jiilka cusub ee website-keeda. Waxaan gabi ahaan ka guureynaa website-kii caadiga ahaa ee WordPress-ka ku dhisnaa, waxaana dhiseynaa madal ka xawaaro badan, ka casrisan, kana awood badan, taas oo si wanaagsan ugu adeegi doonta ganacsatada, shirkadaha, iyo hay'adaha.
Ka hor inta aanan daahfurin website-ka cusub, waxaan jeclaan lahayn inaan maqalno fikradihiinna. ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฆ๐๐ก๐ (๐๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฌ) ๐๐๐ ๐ฃ๐๐๐ฅ๐๐๐ง ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐๐๐๐ง ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐๐ซ๐จ ๐ฐ๐๐๐ฌ๐ข๐ญ๐-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ฆ๐ข ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ?
โข La socodka mashaariicda online-ka?
โข Dashboard u gaar ah macaamiisha?
โข Helitaanka qiimeyn degdeg ah (Instant Quotation)?
โข Taageero wada-sheekeysi toos ah (Live Chat)?
โข Nidaamka ballan-qabsiga online-ka ee adeega Latalinta?
๐
๐ข๐ค๐ซ๐๐๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง๐ง๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ง๐๐ ๐ ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐๐๐ง ๐ข๐ง๐๐๐ง ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ง๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ ๐ฌ๐ข ๐๐ก๐๐ ๐๐ก ๐ฎ ๐๐๐๐จ๐จ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง๐ง๐.
Fikradahaaga noogu reeb qeybta comment-ga.
๐๐๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ฌ๐๐๐ฑ๐ข๐ข๐๐๐๐๐๐ง๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ ๐๐ก ๐๐๐ง ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐จ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ ๐ ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฑ๐จ๐จ๐ง.
WhatsApp no:
https://wa.me/+252613207406
________________________________________________
-Abdifatah A. Mohamed
CEO & Marketing Manager
Bastami Agency