Famous faces

Famous faces Join the club🔥

03/06/2025

Rabbow naga yeel kuwaad naarta ka xureyso🤲😭

04/11/2024

Meel xun ku dhimo waa habaar😭😂

07/08/2024

Kani waa duuliyihiinna Cabdullaahi Yuusuf oo idinla hadlayo. Mar kale waad ku mahadsan tihiin doorashadaada Air Somalia. Hadda waxaan diyaar u nahay inaan cagadhiganno ka dib dib u dhaca saddexda maalmood ah. Telefishinka ma shaqeynayo laakiin waxaan ku duuleynaa dhanka Koonfurta Suudaan. Waxaad ka daawan kartaa kanaalka Animal Planet dhinaca daaqaddaada midig. Macluumaadka ku saabsan duulimaadka, musqusha ma shaqeyneyso, waxaana koowaad fariistay laba argagixiso ah.Kaalka caawinta rakaabka waxaa fadhida Asha oo gadaal joogta Wax yar ayay waalan tahay fadlan ha weydiin wax macluumaad ah. Cagadhigistu ma aha mid la hubo Sannadkii h**e 1% kaliya ayaa ka dagtay garoonka Muqdisho.Fadhiista oo ku raaxaysta duulimaadka. Waad ku mahadsan tihiin doorashadaada Air Somalia. 😂

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Famous faces posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share