Midnimo qaran

Midnimo  qaran page kaan waxaa kugula soo wadaagi doona azxaabey

sida looga shaqeysto DIGITAL MARKETING

18/07/2023
Asc mudanayaal iyo marwoyin waxan idinka codsanaya inaa website keyga booqatan. Waxana kusoo gudbinaa sida online Ka log...
04/10/2022

Asc mudanayaal iyo marwoyin waxan idinka codsanaya inaa website keyga booqatan. Waxana kusoo gudbinaa sida online Ka loga shaqeysto adigoo gurigada joga. mahadsanidiin.

https://www.cabdinur.com/

Please share this Video

Su, aalo iyo jawaabo diini ah Shiiq nuur cali Culimada somaaliyeed Diintu maxey kaqabtaa Su, asha manta cabdinuur cali daahir

02/10/2022

Su, aalo iyo jawaabo diini ah Shiiq nuur cali Culimada somaaliyeed Diintu maxey kaqabtaa Su, asha manta cabdinuur cali daahir

01/10/2022

Trust Wallet: Sidaan ayaa looga shaqaystaa Pancake swap

Page follow soo dhaha

Mahadsanidiin

Inaa Lilaah waa Inaa Ileyhi raajicuun: Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa  dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan q...
01/10/2022

Inaa Lilaah waa Inaa Ileyhi raajicuun: Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoysaskii iyo eheladii uu ka geeriyooday General Farxaan Maxammuud Aadan (Qarooole).

Allaha u naxariistee General Farxaan waxa uu ahaa halyeey Qaran oo mar walba u taaggan difaaca Dalka, Diinta iyo Dowladnimadda Soomaaliyeed. Waxaan sidoo kale tacsi u dirayaa dhammaan saraakiisha iyo askarta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo uu ka tirsanaa General Farxaan Qaroole.

Waxaan Alle uga baryayaa in uu Jannadii fardowsa ka waraabiyo dhammaanteenna uu Alle Samir iyo Iimaan naga siiyo geerida xannuunka badan ee General Farxaan.

Sakay waan socdaa halaiga war haayo
01/10/2022

Sakay waan socdaa halaiga war haayo

Address

Yaaqshiid
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share