29/07/2022
👨💻👨💼Cashirka 19aad ee Koorsada Web Designing-ka caawa ..
✔️ waxaan kuqaadan doonaa Sida loo sameeyo youtube Header Qeybtiisa 2aad.
👨💻👨💻Cashirkii kan ka h**eeyay Youtube Part One linkigiisa waa kan: https://fb.watch/ezC6tMBEzH/
Ku soo Biir Telegram Group Link: https://t.me/easytocode
Fadlan Sii Share gareey si eey ugu sii faaiideestaan Ardayda kale ee rabto
inee bartaan Sida loo sameeyo website.