18/06/2026
HABKA LOGA HOR TAGO DHIIGKARKA
1. Isticmaal/cun khudaaraha iyo miraha dabiiciga ah
2. Samsee dhaq dhaqaaq jireed oo maalinle ah sida
●inaad lugayso
●inaad orodo
●inaad dabaalato
3. Miisaankaaga yaree hadii aad cayilantahay/ Buurantqhay
4. Samee jimicsi aad jirkaaga ku dhisayso
5. Daawo hadii aad qaadaynayo marwalba ha ahaato mid dhaqtar kuu qoray( daawo ha iska qaadan waligaa)
6. Hacunin cuntoyinka CUSBADU kubadantahay
7. Hacunin cuntooyinka DUFANKU kubadanyahay
8. Hacunin hana cabin SIGAARKA iyo TUBAAKADA
9. iska yaree walwalka badan
W/Q : Farah Mohamad Aden
-galinta