20/05/2024
๐๐๐ ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ซ๐จ
Dacadnimada: Waxaan ilaalinaa heerarka ugu sarreeya ee daacadnimada iyo hufnaanta dhammaan ficilladeenna, waxaan sido kale ilaalina kalsoonida iyo xirirka adag ee nagala dhexyo macamisheena.
Hal-abuurka: Waxaan ku kobcinnaa hal-abuurka iyo fikirka h**e, si joogto ah waxaan u raadinaa habab cusub oo ka wanaagsan oo lagu xalliyo dhibaatooyinka.
Heersare: Waxaan ku dadaalnaa in aan ku fiicnaano wax kasta oo aan qabanno, laga bilaabo tayada shaqadeena ilaa adeegga macaamisheena, annagoo had iyo jeer higsaneyno in aan dhaafno waxa laga filayo oo aan keeno natiijooyin muuqda.