Hon:Shafi Mohamed

Hon:Shafi Mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon:Shafi Mohamed, Graphic designer, Mogadishu.

05/08/2022
24/09/2021

Mohamed Abdullahi Farmaajo

Haddii aad leedahay saaxiib oo iftiimiya mugdigaaga, waxaad heshay nasiib weyn.
10/06/2021

Haddii aad leedahay saaxiib oo iftiimiya mugdigaaga, waxaad heshay nasiib weyn.

Waan xaqiijin doonaa riyadeyda, waan guuleysan doonaa, waan farxi doonaa wax badana waan dhoola cadeyn doonaa, waan guul...
31/05/2021

Waan xaqiijin doonaa riyadeyda, waan guuleysan doonaa, waan farxi doonaa wax badana waan dhoola cadeyn doonaa, waan guuleysan doonaa waxaana noqon doonaa kan ugu quruxda badan, ugu fiican uguna cajaa'ibka badan, waxaan horumarin doonaa naftayda waxaan sameyn doonaa dhammaan waxyaabaha quruxda badan iyo waxyaabaha cajiibka ah ee aan rabo insha Allaah. ..😊🥀

Noloshu waa sida webiga oo kale, ma taaban kartid biyo isku mid ah laba jeer, maxaa yeelay biyaha qulqulaya ee tagaya ma...
25/05/2021

Noloshu waa sida webiga oo kale, ma taaban kartid biyo isku mid ah laba jeer, maxaa yeelay biyaha qulqulaya ee tagaya marna dib uma soo noqon doonaan, sidaa darteed ku raaxeyso daqiiqad kasta oo nolosha ah....!!💚😊

Graphic designer

Waxaan leeyahay awood ii diidaysa inaan jabo, hankayguna waa midka iga dhigaya inaan iska indhatiro doqonnimada oo dhan....
24/05/2021

Waxaan leeyahay awood ii diidaysa inaan jabo, hankayguna waa midka iga dhigaya inaan iska indhatiro doqonnimada oo dhan.😇🖤

24/05/2021

Dalladdu ma joojin karto roobka laakiin waxay inaga dhigi kartaa inaan ka hoos istaagno roobka, Kalsoonidu ma keeni karto guul, laakiin waxay na siineysaa awood aan ku wajahno caqabad kasta oo nolosha ah.

~🥰🌦

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon:Shafi Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share