Maanka Tech

Maanka Tech ICT solutions

Clip Board – Galalka WaraaqahaGalal qurxoon oo loogu talagalay ilaalinta waraaqaha, qoraalada xusuus-qorka, iyo qaar kal...
01/02/2023

Clip Board – Galalka Waraaqaha

Galal qurxoon oo loogu talagalay ilaalinta waraaqaha, qoraalada xusuus-qorka, iyo qaar kaloo badan
Birta biinka waraaqaha lagu qabto oo si amaan ah kuugu qabanayo dhamaan waraaqahaaga
Gal ku haboon isticmaalka gudaha ama dibadda.
Cabirka: 12.3 x 9 inji; ku habboon A4 ama cabbirka waraaqaha

Midab: Cassaan (Gaduud), Madow, Cagaar, iyo Buluug
Ka Sameysan: Plastic
Xarunta: Maanka Tech, Juungle
Cabirka: A4 size
Culeyska: 0.5 kg

Galal qurxoon oo loogu talagalay ilaalinta waraaqaha, qoraalada xusuus-qorka, iyo qaar kaloo badanBirta biinka waraaqaha lagu qabto oo si amaan ah kuugu qabanayo dhamaan waraaqahaagaGal ku haboon isticmaalka gudaha ama dibadda.Cabirka: 12.3 x 9 inji; ku habboon A4 ama cabbirka waraaqaha

Jumma Mubarak
23/12/2022

Jumma Mubarak

Talaabooyin muhiim kuu ah xiliga imtixaanada.Ka aqriso halkan:
10/12/2022

Talaabooyin muhiim kuu ah xiliga imtixaanada.
Ka aqriso halkan:

Sida aynu wada ogsoon nahay, ardayda badankeedu waxa ay la kulmaan caqabado fara badan marka ay galaan imtixaankooda. waxa ay ka soo baxaan imtixaanka iyaga oo aaminsan in dhamaan suaalaha imtixaanka ay si sax ah uga wada shaqeeyeen balse waqti kedib marka waraaqaha dib loogu soo celiyo si arday wal...

Xaggee ayuu ku dambeeyay qaadigii daldalaadda ku xukumay Alle ha u naxariistee Saddaam Xusseyn?Maxaa sababay in cadaawad...
10/12/2022

Xaggee ayuu ku dambeeyay qaadigii daldalaadda ku xukumay Alle ha u naxariistee Saddaam Xusseyn?
Maxaa sababay in cadaawad gaadhsiisa in uu xukun noocaa ah ku rido?
Iyo xoga kaloo muhiim ah ka aqriso barteenna internet-ka adiga o gujinaya sawirkan hoose

Qaadigii Saddaam Xusseyn daldalaadda ku xukumay waxa uu ahaa Cabdiraxmaan Rauf balse waxaa isagana afduubatay koox dabley ah, Maxaa u dambeeyay iyo halkii ay mariyeen ka aqriso halkan.

Warbixin kooban oo aynu ka diyaarinay wadamada scandinavian countries la isku yiraahdo.Si aad u hesho macluumaad dhameys...
08/12/2022

Warbixin kooban oo aynu ka diyaarinay wadamada scandinavian countries la isku yiraahdo.
Si aad u hesho macluumaad dhameystiran fadlan ka akhriso website keena adigoo gujinaya sawirkan hoose

Waa jaziirad u eke dhaca wuquuyiga qaaradda yurub. Waxa ayna ka kooban yihiin:

Waa System aan ugu tala galnay in lagu maamulo madbacadahawaxa aan ka soo bilownay hoos, isagoo dhameystiran waan idinla...
22/11/2022

Waa System aan ugu tala galnay in lagu maamulo madbacadaha
waxa aan ka soo bilownay hoos, isagoo dhameystiran waan idinla wadaagi donnaa i.a
By: Maanka Macallin

QIIMA DHIMISGado hal folder oo hel qalin free ah.Si aad u dalbato nagala soo xiriir whatsappka hoos kaaga muuqda. wa.me/...
09/11/2022

QIIMA DHIMIS
Gado hal folder oo hel qalin free ah.
Si aad u dalbato nagala soo xiriir whatsappka hoos kaaga muuqda.
wa.me/252617892189 Ama soo booqo xarunteena.

Wali waxaa socda isdiiwaan gelinta kooraska barashada windows 11 oo kaa caawin doona in aad wax badan ka fahanto asaasiy...
25/10/2022

Wali waxaa socda isdiiwaan gelinta kooraska barashada windows 11 oo kaa caawin doona in aad wax badan ka fahanto asaasiyaadka computerka iyo sida aad u isticmaali lahayd waliba habka ugu fudud. hadii aad u baahan tahay isla hadda waa free si fudud isaga diiwaan geli linkigan hoose:
https://maankatech.com/courses/barashada-windows-11-learn-windows-11/
wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir whatsappka hoos kaaga muuqda

22/10/2022

Haddii aan tusaale ahaan u soo qaadanno qeyb ka mid ah noloshaada.sidee u baratay socodka iyo mar xaladihiisa kala duwan?

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maanka Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share