27/08/2026
Bare Guri waxa ay bixisaa adeeg waxbarasho hoose dhexe ilaa sare.
ardada waxaa loogu imaanayaa gurigooda ay joogaan waxa caawindoona macalimiin aqoon u leh maadooyin ka ardada ku adag.
Nagala soo xariir:
252 618171588
252 688171588