Aweys Faratol

Aweys Faratol good

18/08/2021

Asc

22/07/2021

Asc asxbta

08/06/2021

ALLOW Naxariistada ayaan rabnaa inoo naxariiso

11/10/2020

Nabiga scw waxaa la
faray marka uu guusha
gaadho inuu istiqfaarta
badsado👐👐👐

Mar kasta ku duceyso ducadaan yaa ahlu muslimiin❤❤
29/09/2020

Mar kasta ku duceyso ducadaan yaa ahlu muslimiin❤❤

Ma cadahay farqiga u dhaxeeyo xalaasha iyo xaaraanta? sher-garee wll hadii aad ka heshay postigaan
18/09/2020

Ma cadahay farqiga u dhaxeeyo xalaasha iyo xaaraanta?

sher-garee wll hadii aad ka heshay postigaan

Ogoow 🙂
19/08/2020

Ogoow 🙂

12/08/2020

Asc axbta

Michael Crossland oo u dhashay dalka Australia intuusan sanad jirsan ayaa laga helay cudurka kansarka (feex) ee ku dhaca...
01/07/2020

Michael Crossland oo u dhashay dalka Australia intuusan sanad jirsan ayaa laga helay cudurka kansarka (feex) ee ku dhaca habdhiska dhexe ee neerfeyaasha. dhaqtar xaaladiisa la tacaalayey ayaa wuxuu yiri qalaas cunugaan dhowr bilood ka bacdi wuu dhimanayaa ama geeriyoonayaa.

Michael hooyadii waxay dhaqtarkii ku tiri iigu kaadi dhimashadiisee qiyaaskaaga illaa intey beey suurtagal tahay in cunugeeyga dawo loo helo (uu ku noolaado). dhaqtarkii wuxuu ku jawaabay boqolkiiba afar oo ka dhigan rajo-beel. Michael hooyadii waxa ay xooga saartay rajada ah in boqolkiiba afar ay suurtagal tahay in wiilkeeda dawo loo helo. Michael hooyadii waxay ogalaatay in wiilkeeda lagu daro 24 caruur ah oo lagu tijaabinayay dawo markii ugu horeeysay loo isticmaalo bini-aadan.

Dhowr bilood gudahood Michael ma’ahee 24-kii kale ee caruurtaa ahaa waa ay geeriyoodeen. Balse dhaqtarkii wuxuu sheegay in Michael waxba baran doonin, ciyaartooy noqon doonin haddii uu nasiib leeyahayna uu noolaan doono ilaa dhowr iyo toban jirkiisa.

Michael riyadiisu waxa ay ahayd ama uu rabay in uu mar un ka ciyaaro dalka Mareykanka ciyaarta Baseball. Markuu labo iyo toban jirsaday, Micheal waxaa ku dhacay Wadne Qabad (Heart Attack) waxaa xigey Qoor Gooye (Menigitis) iyo xannuuno kale. Balse waxaa rumoowdey riyadiisii. Micheal markii uu 17 gu’ jirsaday ayaa waxaa loo ogalaaday in uu ciyaarta baseball ka ciyaaro Mareykanka gaar ahaana koox ka dhisan Gobolka (Arizona). Nasiibdaro, markii ay sanad ka soo wareegtay, Micheal waxaa ku dhacay Wadne Qabadkii labaad kaa soo sababay in uu waayo wuxuu jeclaa—ciyaarta Baseball-ka.

Micheal waxaa ku dhacay niyad jab iyo qalbi xannuun. Wuxuu habeen walba ku duceeysan jiray in uu nafta waayo. Saasoo ay tahay wuxuu soo xasuusan jiray hadal ay hooyadii mar walba ku dhihi jirtay oo ahaa sidan.

“Wiilkeeygoow ha xisaabsan inta jeer oo aad kuftid balse eeg inta jeer ee aad kacdid iyadaa fure u ah nolol wacane”. Mar kasta oo aan dhaho hooyo dhaqtarku muxuu yiri hooyadeey waxay dhihi jirtay wuxuu yiri wax walba wey wanaag-sanaan doonaan. Nasiib-wanag markii Micheal ku laabtay Australia waxaa loogu yeeray shaqo bangi. Xogwarankiisii xirfad shaqo ayaa maamulihii ugu sareeyay bangiga wuxuu weydiiyay Micheal halka uu hiigsanayo shanta sano ee soo socota.

Micheal wuxuu isla markiiba soo xusuustay hadal ay hooyadii ku dhihi jirtay oo ahaa “Maandhoow dayaxa shiish la beegso haddaad la weydo xidigahaadan la waayeen”. Micheal wuxuu ku warceliyay waxaan doonayaa booska aad ku fadhidid —ogoow waa ninkii ugu sareeyay bangiga---cajiib!

Labo iyo toban billood gudahood, Micheal wuxuu noqday maareeyihii bangi ee ugu yaraa Australia. Labo sano gudahood wuxuu noqday maareeyihii qeyb ee ugu yaraa Australia. Sadex sano gudahood wuxuu noqday maareeyihii gobol ee ugu yaraa Australia. Afar sano gudahood wuxuu noqday mareeyihii guud ee horumarinta iibka ee ugu yaraa mid ka mid ah bangiyada ugu waaweeyn adduunka. Labaatan iyo sadex jir wuxuu maamulay 600 oo shaqaale ah iyo 120 bangi. Micheal wuxuu garab istaagey oo dhaqaaleeyay hooyadiis oo si xanuun leh ugu soo hagarbaxday.

Intaa kuma dhamaanee, Micheal wuxuu mar kale ku laabtay dhaqtarkiisa waxaa loo sheegay in dhuuntiisu ay ku taal afar buro ayna tahay in uu yara tartiibsado maadaama xaaladiisa aysan cidna garaneeyn meesha ay ku dambeeyneeyso.

Micheal wuxuu yiri yaa og meesha xaalada qof kastaaba ku dambeeyneeyso. Wuxuu yiri nolashu ma ahan inta maalmood ee aad nooshahay ee waa inta bari ee aad wax qabatay.

Waxaa Micheal soo wacay hooyadii oo rabta in ay ogaato wuxuu dhaqtarka kala kulmay. Micheal wuxuu ku yiri hooyadii dhaqtarku wuxuu yiri wax walba wey wanaag-sanaan doonaan.

Dulucdu waxa ay tahay in qofku uusan quusan mar kastana rajo wanaagsan uu lahaado isla markaana uu dadaalo.

Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Xigasho: Aweys Faratol

15/05/2020

Share garey walal

Address

Mogadishu
19300

Telephone

+252613035332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aweys Faratol posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share