Gaarsiiye

Gaarsiiye Gaarsiiye delivers professional courses, modern training, business consultancy, and community awareness programs.

We equip professionals, entrepreneurs, and organizations with practical skills and strategies for success.🚀 Our team consists of people with various expertise and interests, with a great number of projects behind us. Along those projects comes great experience but knowledge as well in the field of Internet marketing, graphic design and Public Relations. We love to help companies achieve popularity

, stand out and have a striking image in the market, by building amazing solutions for any kind of business with awesome results.

01/05/2026

Ganacsiyo badan oo Soomaaliya ka jira way shaqeeyaan maalin walba — macaamiil way leeyihiin, lacag way soo galaan.

Laakiin marka la weydiiyo:
👉 “Imisa faa’iido ayaad sameysaa?”
Jawaab cad ma hayaan.

Tani waa dhibaatada ugu weyn.

Cilmi-baaris ayaa muujisay in ganacsiyada leh diiwaan xisaabeed sax ah ay si weyn uga fiicnaadaan kuwa kale dhinaca waxqabadka dhaqaale.

Haddii aadan si cad u ogayn:

waxa kuu soo gala
waxa kaa baxa
iyo waxa kuu haray

👉 ganacsigaagu wuxuu ku socdaa qiyaas iyo nasiib.

Muuqaalkan waxaan ku sharaxayaa xaqiiqadan si fudud oo qof walba fahmi karo.








24/04/2026

Maaliyadda Islaamiga ah maanta waxay noqotay mid si weyn u koraysa caalamka.
Laakiin su’aasha muhiimka ah waa:

👉 Ma dhab ahaantii waxay kobcisaa dhaqaalaha?

Daraasad cilmiyeed oo ka kooban 68 maqaal (2009–2024) ayaa muujisay in Islamic banking:
✔️ Kobciso dhaqaalaha
✔️ Kordhiso helitaanka adeegyada maaliyadeed
✔️ Yareyso xasillooni darrada dhaqaale
✔️ Kaalin ka qaadato yareynta faqriga








Ciid Wanaagsan! 🌙✨Munaasabadda Eid al-Fitr, Gaarsiiye waxay idiin rajaynaysaa farxad, nabad, iyo barwaaqo. Ilaahay ha in...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan! 🌙✨

Munaasabadda Eid al-Fitr, Gaarsiiye waxay idiin rajaynaysaa farxad, nabad, iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii bisha barakeysan ee Ramadaan, hana inaga dhigo kuwo is cafiya oo isku naxariista.

Eid Mubarak dhammaantiin! 💚








06/03/2026

Sidee Electronic Banking u saameeyaa ganacsiyada yaryar ee Muqdisho?

Cilmi-baaris cusub (2025) ayaa baaray sida adeegyada bangiyada dijitaalka ah — sida Mobile Banking, Internet Banking, ATM, iyo Agency Banking — ay u saameeyaan ka-qaybgalka maaliyadeed ee ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe (SMEs) ee Muqdisho.

Natiijooyinka daraasadda waxay muujinayaan in:
✔️ Mobile banking uu si weyn u kordhiyo helitaanka adeegyada maaliyadeed
✔️ Internet banking uu noqday qodobka ugu saameynta badan
✔️ ATM-yadu ay fududeeyaan helitaanka lacagta iyo adeegyada bangiga
❗ Agency banking-na uusan saameyn weyn ku yeelan ka-qaybgalka maaliyadeed sida la filayay

🎥 Daawo muuqaalka si aad u fahanto sida digital banking u beddeli karo mustaqbalka ganacsiyada Soomaaliya.







06/03/2026

Sidee Electronic Banking u saameeyaa ganacsiyada yaryar ee Muqdisho?

Cilmi-baaris cusub (2025) ayaa baaray sida adeegyada bangiyada dijitaalka ah sida Mobile Banking, Internet Banking, ATM, iyo Agency Banking ay u saameeyaan ka-qaybgalka maaliyadeed ee ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe (SMEs) ee Muqdisho.

Natiijooyinka daraasadda waxay muujinayaan in:
✔️ Mobile banking uu si weyn u kordhiyo helitaanka adeegyada maaliyadeed
✔️ Internet banking uu noqday qodobka ugu saameynta badan
✔️ ATM-yadu ay fududeeyaan helitaanka lacagta iyo adeegyada bangiga
❗ Agency banking-na uusan saameyn weyn ku yeelan ka-qaybgalka maaliyadeed sida la filayay

🎥 Daawo muuqaalka si aad u fahanto sida digital banking u beddeli karo mustaqbalka ganacsiyada Soomaaliya.







27/02/2026

Soomaaliya maanta waxay hormuud u tahay isticmaalka mobile money, balse su’aal weyn ayaa taagan:

Ma FinTech ayaa dhisaysa mustaqbalka Maaliyadda Islaamiga ah? Mise weli sharciyeyn iyo nidaam ayaa naga maqan?

Muuqaalkan waxaan ku sharaxayaa natiijooyinka maqaal cilmiyeed cusub (2025) oo si qoto dheer u falanqeeyay saameynta FinTech iyo Mobile Banking ee horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.






20/02/2026

FinTech ma badbaadin kartaa ganacsiyada yaryar ee Muqdisho?

Daraasad cusub oo lagu daabacay Cogent Business & Management (2025) ayaa muujisay in FinTech si weyn u xoojiso waaritaanka SMEs, iyadoo kordhisa helitaanka adeegyada maaliyadeed iyo aqoonta maaliyadeed ee ganacsatada.






Ramadan Mubarak 🤲
17/02/2026

Ramadan Mubarak 🤲

13/02/2026

Ma ogtahay waxa dadka Muqdisho ku go’aamiya marka ay dooranayaan bangi?

Cilmi-baaris laga sameeyey Muqdisho ayaa muujisay in tayada adeegga, sumcadda bangiga, iyo fudeydka helitaanka ay yihiin qodobada ugu muhiimsan ee saameeya go’aanka macaamiisha.

Muuqaalkan waxaan ku sharaxayaa natiijooyinka daraasadda iyo casharrada laga baran karo si bangiyadu u dhisaan kalsooni iyo daacadnimo macaamiil.






06/02/2026

Mobile money maanta waa laf-dhabarka ganacsiga Soomaalida 📱
Laakiin ma ogtahay in cilmi-baaris lagu sameeyay Soomaaliya ay caddeysey sida uu mobile money u kordhiyo financial inclusion?

🎓 Fahamka Cilmi-baarista waxaan ku sharxeynaa:
✔️ Yaa qoray cilmi-baarista
✔️ Sida baaristu u dhacday
✔️ Maxay natiijooyinku ka dhigan yihiin

👉 Daawo, la wadaag asxaabaada, kana dhiibo aragtidaada 👇









Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaarsiiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share