Abdifatah Awil Ahmed

Abdifatah Awil Ahmed ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ผ, ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ!.

21/05/2026

Halkan waa Caasimadda Garoowe.

20/05/2026

Alaahu Akbar.

Wiil dhallinyaro oo libiyan ah oo lagu magacaabo marwan al buheyji ahaa shaqaale ka tirsanaa ceel shidaal oo kuyaala liibiya ayaa ku lumay bartamaha saxaraha bari ee dalkaasi waxaana la la'aa mudo ka badan 5 maalin iyadoo ugu dambeyn la helay.

Marwan markii uu lumay wax sahay ah ma uusan wadan gaarigii ayaana ciida kaga fadhiistay, waxa kaliya uu sameeyey ayaa ahayd inuusan meelna u dhaqaaqin si ay u fududaaro in la arki karo oo baabuurka lagu soo hagaagi karo, hadii kale qof sida lagu arki karo bartmaha saxara waa adagtahay.. daruufaha adag ee saxaraha xiligan kulul ee xagaagana kuma sii jirto!

Waxa xaalada cusleyey ayaa ah saxaraha wax shabakad telephone ama internet ka shaqeenya malahan.. waa culeys wayn ilaahayow magantaa

Ilaah qofkii uu la doono badbdaado waa tusaale nool qisada Marwan illaahow adiga wayn!

20/05/2026

Hilibka Geela, hilibka Ariga kulahaa๐Ÿ˜‚

Wasiir Fiqi waaba ciyaal xaafo caadiya๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

20/05/2026

Caasimadda Nabadda iyo xadaariyadda Boosaaso deeqa๐Ÿฉท

Wasiir fiqi โ€œHaddii mucaaradka ay maleeshiyaad soo wataan gacmaha ayaan ka jabinaynaaโ€๐Ÿ˜‚
20/05/2026

Wasiir fiqi โ€œHaddii mucaaradka ay maleeshiyaad soo wataan gacmaha ayaan ka jabinaynaaโ€๐Ÿ˜‚

20/05/2026

Ciidamada Gorgor

19/05/2026

13 maalin ka hor ayu soo qoray qoralka
dufacaya arday dugsii ka dhigada masjiid ku yal halkas?

X-deeq geesood

Waa maxay guul? Dad badan waxay u arkaan guusha inay tahay xasillooni dhaqaale, sumcad wanaagsan, qurux, iyo waxyaabo kale.

Aniga ahaan! Wallahi, thumma Wallahi, guushu waa in loo noqdo Allah, Abuurahayaga, adigoo la imanaya nafta nadiifka ah ee uu Allah i amaahiyay markii aan dhalan.

In malaaโ€™igta Allahu Tacaalaa ay ku dhahaan:
โ€œHa cabsanina, hana murugoonina, balse qaata bishaarada Jannada ee laydiin ballan qaaday, ee ka timid Kan ugu dambi dhaafka badan, ugu naxariista badan.โ€

Allaha nagu arsaaqo khatimada wanaagsan (Husnul Khaatimah). AAMIIN.

19/05/2026

Waqti h**e iyo muqdisho 1976

18/05/2026

KULAN KULAN DHAAFAY AYAAN DAAWANAYNAA GALABTA

16/05/2026

Balcad markaa imaato waxaa ogaanaysaa in wadankeenu khayraad faro badan leeyahay kaas oo sidii ay ahayd aan looga faaโ€™idaysan.

Daud Abdikadir Adam

15/05/2026

Gabadhan cod waa u fadhiyaa Alle ha u barakeeyo๐Ÿฉท

Address

Km4
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Awil Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Awil Ahmed:

Share