Scout International Co.

Scout International Co. 𝗪𝗲 𝗽𝗿𝗼𝘃𝗶𝗱𝗲 𝗔𝗰𝗰𝘂𝗿𝗮𝘁𝗲 𝗜𝗧 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗖𝗼𝗻𝘀𝘂𝗹𝘁𝗮𝗻𝘁 𝗚𝘂𝗶𝗱𝗮𝗻𝗰𝗲.

𝗢𝘂𝗿 𝘀𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲𝘀 𝗶𝗻𝗰𝗹𝘂𝗱𝗲𝘀:
• 𝗜𝗧-𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀.
• 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀 𝗰𝗼𝗻𝘀𝘂𝗹𝘁𝗮𝗻𝘁.
• 𝗠𝗼𝗻𝗶𝘁𝗼𝗿𝗶𝗻𝗴 & 𝗘𝘃𝗮𝗹𝘂𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻.
• 𝗣𝗿𝗼𝗷𝗲𝗰𝘁 𝗖𝘆𝗰𝗹𝗲 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁.
• 𝗙𝗶𝗻𝗮𝗻𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻.
• 𝗛𝘂𝗺𝗮𝗻 𝗥𝗲𝘀𝗼𝘂𝗿𝗰𝗲 𝗠𝗮𝗻𝗮𝗴𝗲𝗺𝗲𝗻𝘁.
• 𝗘𝗻𝘃𝗶𝗿𝗼𝗻𝗺𝗲𝗻𝘁𝗮𝗹 𝗦𝘂𝘀𝘁𝗮𝗶𝗻𝗮𝗯𝗶𝗹𝗶𝘁𝘆.
• 𝗘𝗻𝗲𝗿𝗴𝘆 𝗦𝗲𝗰𝘁𝗼𝗿.
• 𝗟𝗼𝗴𝗶𝘀𝘁𝗶𝗰𝘀.
• 𝗪𝗿𝗶𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗺𝗮𝗻𝘂𝗮𝗹𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗴𝘂𝗶𝗱𝗲𝗹𝗶𝗻𝗲𝘀.
• 𝗪𝗿𝗶𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗣𝗼𝗹𝗶𝗰𝗶𝗲𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗔𝗰𝘁 𝗟𝗮𝘄𝘀.
• 𝗪𝗿𝗶𝘁𝗶𝗻𝗴 𝗜𝗺𝗽𝗮𝗰𝘁 𝗔𝘀𝘀𝗲𝘀𝘀𝗺𝗲𝗻𝘁.
• 𝗖𝗮𝗽𝗮𝗰𝗶𝘁𝘆 𝗕𝘂𝗶𝗹𝗱𝗶𝗻𝗴.
• 𝗖𝗮𝗽𝗮𝗰𝗶𝘁𝘆 𝗔𝘀𝘀𝗲𝘀𝘀𝗺𝗲𝗻𝘁.

Inaad website ganacsi yeelato macnaheedu waa inaad tahay ganacsade la jaanqaadaya dunida casriga ah. Hadii aan adeega EV...
02/09/2023

Inaad website ganacsi yeelato macnaheedu waa inaad tahay ganacsade la jaanqaadaya dunida casriga ah. Hadii aan adeega EVC-plus kuugu xirnana faa'iidadaada meel la yaqaan ayey saarantahay.

Website ku wuxuu kamid yahay iftiinka qarnigan 21naad ay Teknoolijiyadu kusoo kordhisay dunida. Ganacsi aan website laha...
24/08/2023

Website ku wuxuu kamid yahay iftiinka qarnigan 21naad ay Teknoolijiyadu kusoo kordhisay dunida.

Ganacsi aan website lahayna waxaa ka maqan muraayadii laga daawan lahaa. hadaba waxaan saamaynaa nuucyada kala duwan ee website-yada waxaana kamid ah sadexda nooc ee sawirka hoose ku xusan. si aan kuugu samayno nooc walba oo kugu haboon nagala soo xariir whatsappka hoose.

Go'aanka dowlada ee ah xirista Telegram haka walwalin. Ardaydaadu website ayay kasii wadanayaan daruustooda adna shaqada...
23/08/2023

Go'aanka dowlada ee ah xirista Telegram haka walwalin. Ardaydaadu website ayay kasii wadanayaan daruustooda adna shaqadaada ayaad sii wadanaysaa, sidaas darteed walwal majiro. si aan kuugu samayso mareegta waxbarashada online ka ah nagala soo xariir whatsappka hoose.

Sida aan marwalba u jecelnahay inaan ganacsigiina u hormarino ayaan u jecelnahay in Allah uu idin waafajiyo qayrka maali...
17/08/2023

Sida aan marwalba u jecelnahay inaan ganacsigiina u hormarino ayaan u jecelnahay in Allah uu idin waafajiyo qayrka maalintan barakaysan, waxaan idin leenahay 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐝𝐮 𝐡𝐚 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐜𝐧𝐚𝐚𝐭𝐨.

Isbitaal walba waxaa lagama maarmaan ah inuu leeyahay 𝐅𝐮𝐥𝐥 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 lagu soo bandhigo xogtiisa oo dhamaystiran. ...
10/08/2023

Isbitaal walba waxaa lagama maarmaan ah inuu leeyahay 𝐅𝐮𝐥𝐥 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥 𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 lagu soo bandhigo xogtiisa oo dhamaystiran. Waxaan samaynaa website awoodaas leh, si online ahna looga dalban karo dhaqtar walba xili walba oo loobaahdo. Si aan kuugu samayno Nagala soo xariir WhatsApp-ka hoose.

Awooda baraha bulshada maanta way muuqataa, Ganacsiga in si hufan bulshada loo horgeeyo ayaa ka dhigi karta mid awood ba...
08/08/2023

Awooda baraha bulshada maanta way muuqataa, Ganacsiga in si hufan bulshada loo horgeeyo ayaa ka dhigi karta mid awood badan oo faa'iido badan soosaara. waxayse u baahantahay xirfadyahano sare oo si hufan u fuliya addeegyada hoos ku xusan, Scout International Co. ahaana waan kuu diyaarinay. si aan hadafkaas kuu gaarsiino nagala soo xariir whatsappka hoose.

Maalintan barakaysan waxaa ku jira qayr aad u badan, waxaan Allah idinkaga baryeynaa inuu idin waafajiyo. 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚...
04/08/2023

Maalintan barakaysan waxaa ku jira qayr aad u badan, waxaan Allah idinkaga baryeynaa inuu idin waafajiyo. 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 dhammaantiin.

02/08/2023

Suuqa wayn ee 𝐀𝐥𝐢𝐛𝐚𝐛𝐚 wuxuu fursad ganacsi u yahay qof walba oo magaalada Muqdisho jooga, rabana inuu iskiis u ganacsado, si sahlan oo lahubo ayaad uga shaqaysankartaa suuqan. Waxaan qabandoonaa tababar aad ku baranayso Alibaba iyo sida wax looga iibsado.

Tababarku wuxuu ka jawaabi doonaa sida ugu fudud ee lagu sii iibinkaro badeecadaha laga soo iibsado suuqa Alibaba. iska diiwaan gali linkiga hoose si aad uga qayb gasho.

Tababarku waa labo qayb qaybta h**e wuxuu dhici doonaa 09 ilaa 10/8/2023. Qaybta danbana 14 ilaa 15/8/2023.
Saacada uu qabsoomayo waa 1:00-3:00 pm. (duhurnimo) labada qayb'ba waa isku saacad.
Qiimaha isdiiwaan galinta waa 10$.
Goobta tababarku ka dhacaayo waa xarunta shirkadda Scout International Co. oo ku taala wadada 21 octobar, Dabaqa sultan business park, qolka 111.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeLh6lvvZ50y99p6k7Sca_hQWpdeCBx7fbrwwXNNLYssPh1tg/viewform?usp=sf_link

Maamulayaashu waxay u baahanyihiin in kor looqaado aqoontooda iyo nacfigooda kale, si heerkooda shaqo uu u noqdo mid sar...
31/07/2023

Maamulayaashu waxay u baahanyihiin in kor looqaado aqoontooda iyo nacfigooda kale, si heerkooda shaqo uu u noqdo mid sareeya. Si aan kor ugu qaadno aqoonta maamulka goobtaada ganacsi laxariir WhatsAppka hoose, waxaan u diyaarinay Tababaro iyo latalin heerkoodu sareeyo.

Muraayadaan ganacsigaagu haduusan ka muuqan, ama uusan gaarsiisnayn heerkii loobaahnaa laxariir whatsappka hoose, Waxaad...
30/07/2023

Muraayadaan ganacsigaagu haduusan ka muuqan, ama uusan gaarsiisnayn heerkii loobaahnaa laxariir whatsappka hoose, Waxaad u baahantahay in ganacsigaaga kumanaan qof oo u baahan si maalinle ah loo gaarsiiyo.

Su'aashaan jawaab ayey kaa rabtaa, Scout International Co.-na whatsappka hoose ayey kugu sugaysaa, xalna way kuu haysaa.
26/07/2023

Su'aashaan jawaab ayey kaa rabtaa, Scout International Co.-na whatsappka hoose ayey kugu sugaysaa, xalna way kuu haysaa.

Jimco Wanaagsan, macaamiisheena si gaar ah ayaan u leenahay caafimaad ku casiryeeya.
21/07/2023

Jimco Wanaagsan, macaamiisheena si gaar ah ayaan u leenahay caafimaad ku casiryeeya.

Address

Km4, 21 October Street, Sultan Business Park
Mogadishu
00000

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252611444420

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Scout International Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Scout International Co.:

Share

Category