Maamus Creative

Directions

Maamus Creative Fikradahaaga waxaan u beddelaynaa xal
digital ah

Maanta waxaan soo dhammaystiray Company Profile-kaQaran Institute anigoo diiradda saaray naqshad nadiif ah iyo soo bandh...
07/08/2026

Maanta waxaan soo dhammaystiray Company Profile-ka
Qaran Institute anigoo diiradda saaray naqshad nadiif ah iyo soo bandhigid xirfad leh oo ka tarjumaysa aqoonsiga machadka.

Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno Brand Identity-ga cusub ee Qaran Institute, oo aan si xirfad iyo hal-abuur le...
25/07/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno Brand Identity-ga cusub ee Qaran Institute, oo aan si xirfad iyo hal-abuur leh u naqshadeynay si uu u noqdo aqoonsi muuqaal oo casri ah, tayo sare leh, kana tarjumaya himilada, aragtida, iyo qiyamka machadka.

Mashruucan waxaan diiradda saarnay dhisidda aqoonsi muuqaal oo mideysan, kaas oo ka kooban Logo, Color Palette, Typography, Visual Elements, Brand Guidelines, iyo dhammaan agabyada lagama maarmaanka u ah in Qaran Institute uu yeesho muuqaal xirfadeed oo joogto ah, meel kasta oo uu ka muuqdo.

Aqoonsi muuqaal oo xooggan ma aha oo keliya naqshad qurux badan; waa saldhigga lagu dhiso kalsooni, lagu xoojiyo sumcadda, laguna abuuro muuqaal dadka maskaxdooda ku reeba raad waara. Taasi waa sababta aan fiiro gaar ah u siinay faahfaahin kasta oo mashruucan ka mid ahayd, si natiijadu uga tarjumto heerka iyo himilada Qaran Institute.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqono dhismaha aqoonsiga cusub ee Qaran Institute, waxaana u rajaynaynaa horumar joogto ah, guulo waaweyn, iyo mustaqbal ifaya.

Brand Identity Designed & Developed by Maamus Creative.

Dhamaan ardayda iska diiwaangelisay course-kan waxaan u rajeynaynaa guul, horumar iyo hal-abuur wanaagsan inta ay ku gud...
19/07/2026

Dhamaan ardayda iska diiwaangelisay course-kan waxaan u rajeynaynaa guul, horumar iyo hal-abuur wanaagsan inta ay ku guda jiraan barashada xirfaddan.

Sidoo kale, waxaan idinla wadaagi doonaa waxqabadka iyo natiijooyinka ay gaaraan ardaydu muddo labo bilood kadib, haddii Alle idmo. ๐Ÿš€

Hambalyo dhammaan ardayda fursada u heshay, waxaan idiin rajeynaynaa mustaqbal wanaagsan. ๐Ÿ’ซ



Saadaali kulanka caawa ee u dhexeeya   iyo  ,kuna guulayso $10.๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:Follow garee Page-keena TechNova Global Ltd.Sh...
14/07/2026

Saadaali kulanka caawa ee u dhexeeya iyo ,
kuna guulayso $10.

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
Follow garee Page-keena TechNova Global Ltd.
Share dheh post-ga.
Comment garee oo saadaashaada ku qor.
Mention ugu wac 3 qof oo asxaabtaada ah si ay uga faa'iideystaan saadaasha ciyaartan.

F.G: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato. Waxaa guuleysan doona qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya natiijada. Haddii dhowr qof ay wada saxaan, waxaa lagu kala hormarin doonaa waqtiga ay saadaasha soo qoreen.

Nasiib Wacan! โšฝ๐Ÿ†

Ha seegin fursaddan dahabiga ah!Diiwaan gelinta Waxa ay Furmaysaa 10-ka July, 2026.๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: Wh...
07/07/2026

Ha seegin fursaddan dahabiga ah!
Diiwaan gelinta Waxa ay Furmaysaa 10-ka July, 2026.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: WhatsApp: 252 618194339
Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.

Bilow Maanta, Ha sugin waqtiga ku habboon. Ee Ku Soo biirkoorsadayda  Graphic and Visual Design Course ka waxaaan kugu b...
02/07/2026

Bilow Maanta,

Ha sugin waqtiga ku habboon. Ee Ku Soo biir
koorsadayda Graphic and Visual Design

Course ka waxaaan kugu bari donaa 2 Software

Adobe Illustrator
โœ… Interface & Tools
โœ… Logo Design
โœ… Vector Illustration
โœ… Flyer & Poster Design
โœ… Business Card Design
โœ… Typography & Color Theory

Adobe Photoshop
โœ… Interface & Tools
โœ… Photo Editing & Retouching
โœ… Poster & Banner Design
โœ… Social Media Design
โœ… Photo Manipulation
โœ… Layers, Masks & Effects

Abdirahman Ali

Hambalyo 1-da Luulyo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMaalin qiimo weyn u leh ummadda Soomaaliyeed.Waa maalin aynu ku xusuusanno halgankii, midnimadii...
30/06/2026

Hambalyo 1-da Luulyo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Maalin qiimo weyn u leh ummadda Soomaaliyeed.
Waa maalin aynu ku xusuusanno halgankii, midnimadii, iyo geesinimadii
horseeday xorriyadda iyo mideynta dalkeenna.

Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed! ๐Ÿ’™๐Ÿคโญ

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Soomaaliya ha noolaato!
โญ Midnimo ha waarto!
๐Ÿค Qarannimadeennu ha adkaato!
๐Ÿ’™ Calankeenna ha sareeyo!
โœจ Guul iyo gobannimo ha waarto!
๐ŸŽ‰ Hambalyo 1-da Luulyo!
Abdirahman Ali

Saadaali kulanka caawa  Champions League Final ee Budapest ku dhexmari doona kooxaha   Paris Saint-Germain Iyo   kuna gu...
30/05/2026

Saadaali kulanka caawa Champions League Final ee Budapest ku dhexmari doona kooxaha Paris Saint-Germain Iyo kuna guulayso 10 Dollar

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:

1. ๐—™๐—ผ๐—น๐—น๐—ผ๐˜„ garee Page-keena TechNova Global Ltd.
2. ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ dheh post-ga.
3. ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ garee oo Saadaal bixi.
4.๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ugu wac halkan 3 qof oo Asxaabtada ah si ay uga Faa'ideystaan saadaasha ciyaartan.

๐—™.๐—š: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato, waxaana guuleysan doona qofka ugu horeeya ee si sax ubixiya saadaasha, Hadii ay wada saxaan dhowr qof natiijada ciyaarta waxaa guulaysan doona ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š xagga ๐ฐ๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ.

NASIIB WACAN.

Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ah!
26/05/2026

Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ah!

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamus Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share