Midabkaabe graphics

Midabkaabe graphics Digital Marketing & Graphic Design Expert
Helping brands grow with creative designs & strategic marketing. Welcome To My FaceBook Page AbdiAziz Anker

Specializing in branding, social media design, and ad campaigns.

Hambalyo Dhamaan Ardayda SoomaliyeedEe ka Gudbey ImtixaankaQaranka Fasalka 12aad
25/08/2025

Hambalyo Dhamaan Ardayda Soomaliyeed
Ee ka Gudbey Imtixaanka
Qaranka Fasalka 12aad

Jumca waaagsan dhamaantina
25/04/2025

Jumca waaagsan dhamaantina

Ramadan kareem!Dhamaan Umadda Muslimka ah Meel kasto Aad joogtaan ramadan wanaagsanAllaha na waafijiyo Kheyrka Bisha bar...
28/02/2025

Ramadan kareem!
Dhamaan Umadda Muslimka ah Meel kasto Aad joogtaan ramadan wanaagsan
Allaha na waafijiyo Kheyrka Bisha barakeysan si wanaagsan rabbi hanogu dhameeyo Amiin

Xarunta Lagu Barto Xirfadaha Digitalka ah gaar Ahaan Multimedia Ee Midabkaabe Graphics Waxey Bixineysaa Koorsada graphic...
17/02/2025

Xarunta Lagu Barto Xirfadaha Digitalka ah gaar Ahaan Multimedia Ee Midabkaabe Graphics Waxey Bixineysaa Koorsada graphic Design oo lagu baranayo Softwareka Adobe Photoshop 🎨
Kusoo biir Kooraskan oo ay Bixinayaan khuburo ku takhasusay Naqshadeynta (Graphic Design), si aad u hesho hagitaan iyo farsamooyin casri ah!"

Iska diiwaan geli
https://docs.google.com/forms/d/1EQ6a2t1YX5Lbvk_bVbptZkvnc2N-p0T950fzfklZ-gA/edit
Wixii faah faahin dheeraad ah nagala soo xiriir:
TalePhone: 0615909583 ama 0617100251.
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮: Hodan-Tarabuunka.
-baro

Waxbadan ka ogoow Xeerarka NaqshadeyntaXeerarka naqshadeynta waa xeerar hagaya sida loo abuuro naqshad qurux badan oo sh...
17/02/2025

Waxbadan ka ogoow Xeerarka Naqshadeynta

Xeerarka naqshadeynta waa xeerar hagaya sida loo abuuro naqshad qurux badan oo shaqeynaysa.
Waa waxa keenaya isku dheelitirnaanta, iyo waxtarka muuqaalka naqshadda. Halkan waxaa uga hadlay Xeerarka ugu muhiimsan iyo sharaxadooda:

1. Dheellitirnaan (Balance) Waa sida uu iskugu dheelitiranyahay muuqaalka naqshadda.
Waxaa jiri kara dheellitirnaan isku mid ah (symmetrical) oo si siman loo kala qaybinayo ama dheellitirnaan aan isku mid ahayn (asymmetrical) oo leh muuqaal balse aan si siman loo qaybin.
2. Contrast (Contrast) Waa adeegsiga waxyaabo is khilaafsan si loo abuuro Wax Naqshadda ka Muuqanaya.
Tusaale: madow Madoow. Ama caddaan, weyn Ama. yar, dhalaalaya Ama. mugdi.
3. Muhiimad Siin (Emphasis) Waa in diiradda la saaro qaybta ugu muhiimsan ee naqshadda.
Iyadoo lagu saleynaayo midab, cabbir, boos, ama waxyaabo kale .
4. Dhaqdhaqaaq (Movement) Waa habka muuqaalka naqshaddu u hagayo indhaha daawadayaasha.
Waxaa lagu sameeyaa khadad, qaab-dhismeedyo, iyo naqshad si xariir ah isugu xiran.
5. Soo Celin iyo Qaab-Dhismeed (Repetition & Pattern) Waa adeegsiga walxo isku mid ah sida midab, Naqshad, ama dhisme si loo abuuro isku xirnaan iyo is-waafajin.
Arintaani waxay naqshadda ka dhigtaa mid la xasuusan karo oo habeysan.
6. Cabbir iyo Isku Ekeen (Proportion & Scale) Waa sida ay cabbirkooda u kala yihiin walxaha ku jira naqshadda.
Arintaani waxay hubinaysaa in walxaha ay u muuqdaan kuwo dabiici ah oo aan ahayn kuwo aan isku habboonayn.
7. Isku Xirnaan iyo Wada Shaqeyn (Unity & Harmony)
Waa hubinta in dhammaan qaybaha naqshadda ay wada shaqeynayaan oo ay is waafaqayaan.
Iyadoo loo eegayo adeegsiga hal Naqshad, midab isku eg, iyo xariijimo isku xiran.
8. Meel Maran (White Space / Negative Space)
Waa booska faaruqa ah ee naqshadda dhexdeeda ah kaas oo fududeeya fahamka iyo quruxda naqshadda.
Wuxuu ka hortagaa saxmad iyo Jaam Badan oo Naqshadda kaa gala.

Waxaa soo Diyaariyey Anigoo ah : Abdiaziz hussein

Midabkaabe graphics

Asc Engrs Waa idin Salaamey Dhamaantiin! .. Salaam kedib Waxaa isbuucaan Ku Jirney Qaban qaabada Seminaarkan Cinwaankiis...
24/12/2024

Asc Engrs Waa idin Salaamey Dhamaantiin! .. Salaam kedib Waxaa isbuucaan Ku Jirney Qaban qaabada Seminaarkan Cinwaankiisu Yahay "How to Start Your Graphic Design Journey"
Waa Seminaar Free ah oo aan uga talagalney inaan uga faa,ideyno Dhalinta Raadineysa Qaabkii ay ku bilaabi lahayeen Xirfadooda Naqshadeynta(Graphic Design) Anago ka fiirin Doono Meelo Badan Haddu Alle Idmo..

Siminaarku wuxu Inoo Qabsoomi Doonaa I.a. Habeenka Jimcaha Taariikhduna ay ku aadantahay 12-27-2024, Waana Qaab Fogaan Arag ah (Online)
Siminaarku Shahaado Ayuu Wataa Qofkii Ubaahan uu Dalban Karo

Haddi aad daneyneyso Seminaarkan kusoo Biir WhatsApp Groupkan Hoose Mahadsanid
https://chat.whatsapp.com/DrNk9wd3iQT931tU83yzz3

Somting New is CommingJoin us NowMidabkaabe graphics
04/10/2024

Somting New is Comming

Join us Now


Midabkaabe graphics



2024🔚
03/09/2024

2024🔚

Some refreshment!! Midabkaabe graphics
01/09/2024

Some refreshment!!


Midabkaabe graphics

Asc Dhamaan Akhyaarta ku xeran barteena Youtube Salaan kedib Anago tix gelineyna dhamaan codsiyadii nooga imaadey Asxaab...
27/06/2024

Asc Dhamaan Akhyaarta ku xeran barteena Youtube Salaan kedib Anago tix gelineyna dhamaan codsiyadii nooga imaadey Asxaabta ku xeran Channelkeena Waxaan Go,aansanay inaan Bilowno New Course oo ah Video Editing..
Si Bilaash ah (free)
marka waxaan sameyn doonaa dhowaan codeyn ah softwareka aan bilaabeyno iyago Asxaabta Ukala codeynayan 3 Software oo kala Ah

1.Adobe Premiere Pro
2.Filmora
3.Cupcut

Mar waliba waxaan Raaci Doonaa Coureskii loo bato oo an ka sameyn doono Casharo taxane ah sida kuwii Graphic designka ookale... Siina gaarsiiya Asxaabta jecel barshada Xirfadda Video Editingka...

Halkaan Ka Booqo Chanelkeena Youtubeka

https://www.youtube.com//videos

Mahadsanidiin

Address

Mogadishu

Telephone

+252617100251

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midabkaabe graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share