Nala Ogaada

Nala Ogaada Waa bog loogu talagaley baahinta warbixinada

17/11/2021

Gudiga doorashooyinka ayaa warsaxaafadeed wargelin ah kasoo saaray xaqiijinta qoondada Haweenka.
Qoraalku wuxuu si gaara masuuliyad u saarayaa Gudiyada Xulista Ergada & Gudiyada Fulinta doorashooyinka ee heer dawlad goboleed sidii ay u hubin lahaayeen qoodadada haweenka & in makra h**e la doorto kuraasta Haweenka.

Guddiga doorashooyin Somaliland ayaa shaaciyay 9 kursi oo ay doorashadoodu dhicidoonto asbuucaan. Guddoomiyaha FEIT ayaa...
14/11/2021

Guddiga doorashooyin Somaliland ayaa shaaciyay 9 kursi oo ay doorashadoodu dhicidoonto asbuucaan. Guddoomiyaha FEIT ayaa asna sheegay inay doorashadii Golaha Shacabku si rasmi ah u billaabatay. Kooxda maxalliga ah ee waxay korjoogtayndoonaa doorashada Golaha Shacabka.

23/10/2021

Kismayo waxaa lugu doortay 4 kursi oo ah. Waa tallaabo wanaagsan oo dhanka rajada loo qaaday, 52 Senator ayaa dooran, waxaa dhimman 2 kursi oo kaliya.
Geediga hanaanka doorasho Aqalka Sare dhammaaduu ku dhawyahay.
Doorashada G. Shacabka ayaa laysu diyaarinayaa

13/10/2021

Dhammaan gobolada dalka waxaa u joogo korjoogto xirfad iyo aqoon u leh korjoogteynta doorashooyinka. Waxaan diyaar u nahay in aan qabano xog sax ah oo mustaqbalka wax lugu dhisi karo.

12/10/2021

Muwaadin Qodobka 22aad e Dastuurku wuxuu damaanad qaad kuu siinayaa ka qaybqaadashada hawlaha Qaranka sida doorashooyinka.
Doorashadu way na wada qusaysaa, fadlan ka qaybqaado oo ku matal bulshadaada hadba intii aad awoodo.

09/10/2021

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nala Ogaada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share