Hunjug

Hunjug Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hunjug, Social Media Agency, Mogadishu.

15/05/2025

Yaaaaa Abaaa Khaliifa

15/05/2025

Rabi Ha U Naxariistee Caalimkii Soomaaliyeed Sh. Nuur Mucallim Cabdiraxmaan Ayaa Oran jirey: "Siday U il Xuntahay Uma Alla La'a".

10/07/2024

ماشاءالله

05/07/2024

Waxaa Shalay Magaalada Boorama Ku Geeriyoodey Marxuumkaan Oo Sida Muuqata Baalahaasu Kusoo Dhacay.
Ugu Horeyn Allaha Unaxariisto Marxuumka
Waxaa Anaga Noogu Sugan Cibra Qaadasho Weyn Waxaana Halkaas Nooga Cad In Geeridu Saacad iyo Daqiiqad Walba Deris Kula Tahay.
Allow Khaatumada Kheyr Nooga Dhig.

24/06/2024

Dadow Allihii Idin Abuurtay Ka Baqa
Shiiq Xuseen Cali Jabuuti

15/06/2024

Si Walboo Sanadkaada Ama Da,daadu U Kororto Hooyo Waa Lama Huraan Rabiyow Hooyo Walba Oo Aan Ku Caasin Unaxariiso

23/05/2024

Pro Muxuyadiin Iyo Kalimad Ku Saabsan Dhibaatada Social Media.

07/03/2024

Gabay Aabbe oo qiiro leh. Qofkii aabbihiis dhintay baa fahmi kara.

18/02/2023

Waa Nasiib Daro Weyn In Dad Soomaaliyeed Cunaqabateyn Lasaaro Waqtigaan Lagu Jiro.
Dowladdana Waxaan Ka Codsaneynaa Iney Dadkaas Cunaqabateynta Ka Qaado.
Dalka Waxaa Ka Jira Abaaro Iyo Kuleyl Dadka Deegaanadaasuna Garab Ayey Ubaahanyihiin.

Naxariistii Janno Allaha Ka Waraabiyo Abwaan Geesi.Wuxuu Ahaa Nin Dhalinyaro Ah Oo Dalkiisa Iyo Dadkiisaba Jecel.
29/11/2022

Naxariistii Janno Allaha Ka Waraabiyo Abwaan Geesi.
Wuxuu Ahaa Nin Dhalinyaro Ah Oo Dalkiisa Iyo Dadkiisaba Jecel.

28/07/2022

SHiiq Abuu Dalxa Iyo Qiso Cajiib ah Daawasho Wacan

12/07/2022

Sheeko Gaaban Oo La Magac Baxday
Toban Ilbiriqsi kana hadleysa waaqica hada
Umadeenu ku jirto

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hunjug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share