AFlax primary and secondary school

AFlax primary and secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AFlax primary and secondary school, dagmada kaxda maqaaxida alkowser xaafada labaad, Mogadishu.

16/07/2026
07/07/2026

SEMINAAR AQOONEED | AI Prompt Engineering

Madasha Maan-Dhuux waxay ku casuumaysaa dhammaan dhallinyarada, ardayda, xirfadlayaasha iyo daneeyayaasha tiknoolajiyadda inay ka soo qayb galaan seminaar aqooneed kaas oo ku saabsan farsamada hagida garaad gacmeedka macmalka ah (AI).

Seminaarka waxaa soo jeedin doona Eng. Ayub, Dean-ka Kulliyadda culuumta Computer-ka iyo IT-ga ee Jaamacdda Mogadishu, isaga oo la wadaagi doona ka qaybgalayaasha aqoon iyo farsamooyin casri ah oo ku saabsan sida si hufan loogu adeegsado garaad gacmeedka macmalka (AI).

đź—“ Taariikh: 08 Luulyo 2026
đź•’ Waqtiga: 3:00 PM
📍 Goobta: Jaamacadda Muqdisho – Postgraduate Campus

Si aad ooga mid noqoto ka faa’iideystayaasha tababbarkaan fadlan kusoo biir lifaaqa hoose:

https://chat.whatsapp.com/C078Vn1M271CBkndomZv2U?mode=gi_t

Mahadsanidiin.


27/06/2026

Halyeey qaran intii ka danbeysay maxaa dhahdeen

Address

Dagmada Kaxda Maqaaxida Alkowser Xaafada Labaad
Mogadishu
ALLAABAHACELISKAWAANKUGADEYNAA

Telephone

+252617462191

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AFlax primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AFlax primary and secondary school:

Shortcuts

Share