Ileys Media

Ileys Media Ileys Media is a marketing & advertising company that creates successful solutions for your business

Saadaali kulanka finalka xiisaha leh ee caawa  u dhaxeeya xulalka Argentina iyo Spain.
19/07/2026

Saadaali kulanka finalka xiisaha leh ee caawa u dhaxeeya xulalka Argentina iyo Spain.

19/07/2026

Xafladda Daahfurka Xarunta Freez Somalia

19/07/2026

Xafladda Daahfurka Xarunta Freez Somalia

๐Ÿš€ Ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay muuqaal tayo leh si uu macaamiil badan u gaaro.Ileys Media waxay bixisaa adeegyo cas...
18/07/2026

๐Ÿš€ Ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay muuqaal tayo leh si uu macaamiil badan u gaaro.
Ileys Media waxay bixisaa adeegyo casri ah oo ay ka mid yihiin:
๐ŸŽฌ Duubista muuqaalada
๐Ÿ“ธ Sawir qaadis
๐ŸŽจ Graphic Design
๐Ÿ“ฑ Maareynta Baraha Bulshada
Ha ka harin tartanka, maanta
nala soo xiriir. ๐Ÿ“ž 61 3795930

14/06/2026

Video . AAN U DIYAARINAY iftin general hospital

Waxaan si buuxda u garab taaganahay halyeey qaran Omar Abdulkadir Artan  Hoggaaminta, daacadnimada iyo u adeegidda bulsh...
10/06/2026

Waxaan si buuxda u garab taaganahay halyeey qaran Omar Abdulkadir Artan Hoggaaminta, daacadnimada iyo u adeegidda bulshada waa qiyam mudan in la taageero. Waqti kasta oo loo baahdo midnimo iyo is garab istaag, codkeenna iyo taageeradeennu way la jiraan halyeey qaran Cumar Cartan.

Guushu waxay ku timaadaa wadajir, is-ixtiraam iyo in la garab istaago dadka u taagan horumarka iyo danta shacabka. Waxaan u rajaynaynaa guul, caafimaad iyo horumar joogto ah

01/04/2026

Ganacsiga aan la arkin, ma jiro!
Xilligan aan joogno, haddii ganacsigaagu uusan lahayn contact joogto ah, uusan ka muuqan baraha bulshada, lagana samayn qoraallo, vedioyo iyo shorts, wuxuu la mid yahay ganacsi aan jirin

๐ŸŒ™ ๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž ๐——๐—›๐—”๐— ๐— ๐—”๐—”๐—ก! ๐ŸŒ™Maamulka iyo shaqaalaha ๐ˆ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐š waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan:โœจ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ...
19/03/2026

๐ŸŒ™ ๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž ๐——๐—›๐—”๐— ๐— ๐—”๐—”๐—ก! ๐ŸŒ™

Maamulka iyo shaqaalaha ๐ˆ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐š waxay hambalyo
kal iyo laab ah u dirayaan:
โœจ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป โœจ
Waxaan idiin rajaynaynaa ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป, ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ. Allah ha inaga aqbalo acmaashii suubbanayd. ๐Ÿคฒ

28/02/2026

Mogadishu 2026

Waa Horumariyaha ganacsigaaga"

27/02/2026

waxaan ka caawinay Muuqal Quruxda badan
walaalaha gas
Naga so xxariir 61 3795930

Waa Horumariyaha ganacsigaaga"

Address

Mogadishu

Telephone

+252613795930

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share