Suuq-Geeyn

Suuq-Geeyn Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suuq-Geeyn, Advertising/Marketing, bakaro, Mogadishu.

Waa shirkad suuq-geeyn oo isku xirta iibiyaha iyo iibsadaha, ayada oo isticmaalaysa qaabab xayaysiis casri ah oo iibiyaha u sahlaysa in uu waqti kooban ku helo dadkii u baahnaa badeecada ama adeega uu iibinayo.

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ Reer KISMAAYOW fursad Qaali Ah:πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯Gaari Walbo Gaari ma aha, Raguna isku daraja maahan, waxan idiin hayaa gaaari NO...
10/06/2020

πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯ Reer KISMAAYOW fursad Qaali Ah:πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯
Gaari Walbo Gaari ma aha, Raguna isku daraja maahan, waxan idiin hayaa gaaari NOAH Cadaan ah oo waliba kii raggu ku faani jireen ah waliba qiima macquul ah lagu rabo, tayadiisuna ay wacan tahay, ee hadii aad danaynaysid la xiriir nambarkan:
πŸ“ž πŸ“žπŸ“ž Tell: 0616848958 πŸ“žπŸ“žπŸ“ž

πŸ‘πŸ‘πŸ‘ Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro πŸ‘πŸ‘πŸ‘waxay dhawaan BANADIR ONLINE COLLEGE bilaabaysaa fasalla cusub oo lagu baranayo Luqa...
10/06/2020

πŸ‘πŸ‘πŸ‘ Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro πŸ‘πŸ‘πŸ‘
waxay dhawaan BANADIR ONLINE COLLEGE bilaabaysaa fasalla cusub oo lagu baranayo Luqada English-ka, Computer-ka iyo First-Aid-ka waliba qaab online ah iyo adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqada jooga, waxayna idiin samaynaysaa qiima dhimis balaaran, ee is qoristu wey socotaa ee inta aan laga buxin la xiriir nambaradan:
☎️☎️ +252616540183/+252613175621☎️☎️

πŸ‘πŸ‘πŸ‘Damaashaad Tourism & HospitalityπŸ‘πŸ‘πŸ‘ πŸ‘‰ πŸ‘‰ πŸ‘‰ πŸ‘‰Suq-bacad-Rugsan MallπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆKu dalxiis dalkaaga hooyo iyo waliba dhul aad u q...
10/06/2020

πŸ‘πŸ‘πŸ‘Damaashaad Tourism & HospitalityπŸ‘πŸ‘πŸ‘
πŸ‘‰ πŸ‘‰ πŸ‘‰ πŸ‘‰Suq-bacad-Rugsan MallπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆ
Ku dalxiis dalkaaga hooyo iyo waliba dhul aad u qurux badan iyo ABAAY-DHAXAN JAZIIRA, shirkadda dalxiiska ee DAMAASHAAD ayaa ku diyaarisay gaarigii ku qaadi lahaa, camera-dii sawirada xusuusta aad kusoo geli lahayd iyo waliba qado cajiib ah oo xusuus weyn kugu reebi doonta.
waxaa la baxayaa maalinka bari ah oo khamiista ah qiimuhuna waa $8(sideed doolar) Kaliya.
hadaba iska diiwaan geli nambarkan inta uu waqtigu kaa dhicin. ☎️☎️☎️☎️ Tell: 0615707368 ☎️☎️☎️☎️

πŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯ BISHAARO, BISHAARO, BISHAAROπŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯Ma leedahay ganacsi, mahaysataa badeeco ama adeeg aad u rabtid iib, hadaba ha...
08/06/2020

πŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯ BISHAARO, BISHAARO, BISHAAROπŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯
Ma leedahay ganacsi, mahaysataa badeeco ama adeeg aad u rabtid iib, hadaba hadii jawaabtadu tahay HAA Ganacsade kamid noqo 10 Ganacsi oo aan isbuucan ugu shaqeyn doono si FREE ah oo aan gaarsiin doono badeecadooda ama adeega ay bixiyaan dad aad u badan oo jooga hadba ganacsigooda goobta uu ka shaqeeyo, taas oo suurtagelin doonta in ganacsaduhu helo macamiil badan oo cusub isla markaana ku sugan halka ganacsigiisu ka furan yahay.
Si aad uga mid noqotid messenger nagala soo xiriir
MAHADSANID.

08/06/2020

πŸ‘‰πŸ‘‰πŸ‘‰πŸ‘‰Fursad Qaali ah, Ee Ka faaideysoπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆ
Hall carwo oo decoration kiisu u dhameystiran yahay, kuna yaala dagmada howlwadaag kasoo horjeedka kuliyadda caafimadka jaamacadda soomaaliya oo ay dhigtaan arday ka badan 1500 (kun iyo shan boqol) oo badankood ah gabdho, qiima jabanna lagu rabo, haddii aad danaynaysid la xiriir
☎️ Tell: +252 61 5926524

πŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯ BISHAARO, BISHAARO, BISHAAROπŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯Ma leedahay ganacsi, mahaysataa badeeco ama adeeg aad u rabtid iib, hadaba ha...
08/06/2020

πŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯ BISHAARO, BISHAARO, BISHAAROπŸ”₯❀️πŸ”₯❀️πŸ”₯
Ma leedahay ganacsi, mahaysataa badeeco ama adeeg aad u rabtid iib, hadaba hadii jawaabtadu tahay HAA Ganacsade kamid noqo 10 Ganacsi oo aan isbuucan ugu shaqeyn doono si FREE ah oo aan gaarsiin doono badeecadooda ama adeega ay bixiyaan dad aad u badan oo jooga hadba ganacsigooda goobta uu ka shaqeeyo, taas oo suurtagelin doonta in ganacsaduhu helo macamiil badan oo cusub isla markaana ku sugan halka ganacsigiisu ka furan yahay.
Si aad uga mid noqotid messenger nagala soo xiriir
MAHADSANID.

Kusoo dhawaada shabakadda SUUQ-GEEYN oo ah shabakad isku xirta iibiyaha iyo iibsadaha ayada oo adeegsanaysa habab casri ...
08/06/2020

Kusoo dhawaada shabakadda SUUQ-GEEYN oo ah shabakad isku xirta iibiyaha iyo iibsadaha ayada oo adeegsanaysa habab casri ah, sidoo kalana iibiyaha gaarsiinaysa badeecadiisa ama adeegiisa dadkii saxda ahaa u baahnaa muddo kooban waliba.
Hadaba ka mid noqo ganacsatada nasiibka u yeelan doona in ay waqtiga ugu yar ku gaaraan macamiishoodii mustaqbalka.

Address

Bakaro
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suuq-Geeyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share