30/04/2026
YouTube waxay bilowday tijaabinta search cusub oo AI ku shaqeynaya, kaas oo u oggolaanaya users inay su’aalo ahaan u raadiyaan (conversational search). Tijaabadan ayaa hadda u furan Premium users gudaha USA.