Koor Branding

Koor Branding Koorbranding

Muqdisho; 12, feberaayo, 2024;2 Maalmood, ayaa naga xigta qabsoomidda Shir Sanadeedka 6aad Ee Xeer-Ilaaliyaasha Soomaali...
12/02/2024

Muqdisho; 12, feberaayo, 2024;
2 Maalmood, ayaa naga xigta qabsoomidda Shir Sanadeedka 6aad Ee Xeer-Ilaaliyaasha Soomaaliyeed.



Muqdisho; 11, feberaayo, 2024;3 Maalmood, ayaa naga xigta qabsoomidda Shir Sanadeedka 6aad Ee Xeer-Ilaaliyaasha Soomaali...
11/02/2024

Muqdisho; 11, feberaayo, 2024;
3 Maalmood, ayaa naga xigta qabsoomidda Shir Sanadeedka 6aad Ee Xeer-Ilaaliyaasha Soomaaliyeed.



Muqdisho, 10, feberaayo, 2024;Waxa dhawaan magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa shir Sanadeedka 6aad ee Xeer Ilaaliyeyaa...
11/02/2024

Muqdisho, 10, feberaayo, 2024;
Waxa dhawaan magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa shir Sanadeedka 6aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed, ee Sanadka 2024.

Shirkada waxay uga mahadcelin Xeer ilaalinta soomaaliya inay siisay fursada nashqadaynta shirka Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed.

Shirka sanadkan, waxa hal ku dhig u ah
#𝗞𝗔𝗛𝗢𝗥𝗧𝗔𝗚𝗚𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗟𝗔 𝗗𝗔𝗚𝗔𝗔𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗗𝗘𝗡𝗕𝗜𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗔𝗕𝗔𝗔𝗕𝗨𝗟𝗔𝗡
#𝗦𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗫𝗲𝗲𝗿-𝗶𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝟮𝟬𝟮𝟰.
#𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗣𝗿𝗼𝘀𝗲𝗰𝘂𝘁𝗼𝗿𝘀' 𝗖𝗼𝗻𝗳𝗲𝗿𝗲𝗻𝗰𝗲 𝟮𝟬𝟮𝟰.



I aamin ganacsigaagu waxa uu u bahan yahay 𝘅𝗮𝘆𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝗻 ee makuuu sameynaaa.?Haddii jawabtadu haa tahay nagala soo xariir 𝗪...
21/08/2023

I aamin ganacsigaagu waxa uu u bahan yahay 𝘅𝗮𝘆𝗲𝘆𝘀𝗶𝗶𝗻 ee makuuu sameynaaa.?

Haddii jawabtadu haa tahay nagala soo xariir 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽:

https://wa.me/252614883954

𝗔𝗳𝗮𝗿 𝗳𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗼 𝗼𝗼 𝗲𝗲𝘆 𝘀𝘂𝘂𝗾𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝘂 𝗹𝗲𝗲𝗱𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶𝗴𝗮𝗮𝗮𝗴𝗮.> 𝘋𝘶𝘯𝘪𝘥𝘢 𝘪𝘯 𝘭𝘢𝘨𝘢𝘢 𝘣𝘢𝘳𝘵𝘰.> 𝘐𝘯 𝘴𝘪 𝘧𝘶𝘥𝘶𝘥 𝘭𝘢𝘨𝘶𝘶 𝘣𝘢𝘳𝘵o....
07/08/2023

𝗔𝗳𝗮𝗿 𝗳𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗼 𝗼𝗼 𝗲𝗲𝘆 𝘀𝘂𝘂𝗾𝗴𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝘂 𝗹𝗲𝗲𝗱𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶𝗴𝗮𝗮𝗮𝗴𝗮.

> 𝘋𝘶𝘯𝘪𝘥𝘢 𝘪𝘯 𝘭𝘢𝘨𝘢𝘢 𝘣𝘢𝘳𝘵𝘰.
> 𝘐𝘯 𝘴𝘪 𝘧𝘶𝘥𝘶𝘥 𝘭𝘢𝘨𝘶𝘶 𝘣𝘢𝘳𝘵o.
> 𝘘𝘪𝘪𝘮𝘰 𝘫𝘢𝘣𝘢𝘯.
> 𝘏𝘦𝘭𝘪𝘥𝘢 𝘵𝘢𝘳𝘨𝘦𝘵 𝘬𝘢𝘢𝘨𝘢.




𝟴 𝗫𝗜𝗥𝗙𝗔𝗗 𝗢𝗢 𝗚𝗥𝗔𝗣𝗛𝗜𝗖 𝗗𝗘𝗦𝗜𝗚𝗡 𝗔𝗛, 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗕𝗔 𝗔𝗔𝗗 𝗕𝗜𝗟𝗔𝗔𝗕𝗜 𝗞𝗔𝗥𝗧𝗢 !2023 inaadan wali xirfad baran, ma tahay macquul? Dabcan may...
31/07/2023

𝟴 𝗫𝗜𝗥𝗙𝗔𝗗 𝗢𝗢 𝗚𝗥𝗔𝗣𝗛𝗜𝗖 𝗗𝗘𝗦𝗜𝗚𝗡 𝗔𝗛, 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗕𝗔 𝗔𝗔𝗗 𝗕𝗜𝗟𝗔𝗔𝗕𝗜 𝗞𝗔𝗥𝗧𝗢 !

2023 inaadan wali xirfad baran, ma tahay macquul? Dabcan maya. Mid kamid ah xirfadahaan inaad taqaan waa mid kaa saari karta baahida shaqo la'aan.

"𝐻𝑎𝑑𝑖𝑖 𝑎𝑎𝑑 𝑡𝑎𝑞𝑎𝑎𝑛 𝑚𝑖𝑑 𝑘𝑎𝑚𝑖𝑑 𝑎ℎ 𝑥𝑖𝑟𝑓𝑎𝑑𝑎ℎ𝑎𝑎𝑛 𝑏𝑎𝑎ℎ𝑖 𝑎𝑦𝑎𝑎𝑛 𝑢 𝑞𝑎𝑏𝑛𝑎𝑎".




𝗙𝗔𝗔'𝗜𝗜𝗗𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗦𝗛𝗨𝗨𝗥𝗔!✍️ Ku dayasho nabiga scw lagu dayanayo.✍️ Waxaa soomay Nabiga scw iyo saxaabada rasuulk...
26/07/2023

𝗙𝗔𝗔'𝗜𝗜𝗗𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗦𝗛𝗨𝗨𝗥𝗔!

✍️ Ku dayasho nabiga scw lagu dayanayo.
✍️ Waxaa soomay Nabiga scw iyo saxaabada rasuulka.
✍️ In lagu khilaafo yuhuuda oo maalinkaan sooma.
✍️ In laguu dhuufo sanadkii tagay.
✍️ Waa maalin fadli badan.

Ganacsigaagu saaxiib mala yahay baraha bulshada? hadii jawaabtaadu maya tahay annaga ayaa kuu qabanayna shaqadaas, waxaa...
23/07/2023

Ganacsigaagu saaxiib mala yahay baraha bulshada? hadii jawaabtaadu maya tahay annaga ayaa kuu qabanayna shaqadaas, waxaad u baahan tahay asbuucii 5 post oo badeecadaada ah, tijaabi si aad isbadal kaan u aragto.




  xikmad ee dadkii h**e nooga tageen, kee baad in badan  aragtay caruurnimadi iyo hada ba?
22/07/2023

xikmad ee dadkii h**e nooga tageen, kee baad in badan aragtay caruurnimadi iyo hada ba?




  Hambalyo bilshada sanadka cusub ee islaamka Muharam 1, 1445.Eebbe sanadkaan cusub khayrkiisa hana waafajiyo, sharkiisa...
19/07/2023



Hambalyo bilshada sanadka cusub ee islaamka Muharam 1, 1445.

Eebbe sanadkaan cusub khayrkiisa hana waafajiyo, sharkiisana hana mootiyo, nabadiisa hanoo hormariyo, colaadiisana dib hanooga dhigo, aaran kiisa hanoo hormariyo, abaar tiisana dib hanooga hayo.




﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُو...
14/07/2023

﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾

[ الأحزاب: 56]

Jumca wanaagsan walaalayaal, eebbe hana waafajiyo maalintaan khayrka badan ee ciida asbuuca. Aynu badino saliga nabiga scw.




Address

Muqdisho Hodan Taleex
Mogadishu

Telephone

+252614883954

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Koor Branding posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Koor Branding:

Share