Murshid Designs

Murshid Designs Stay out from the Crowd and join with us.

عيد مبارك كل عام وأنتم  بخير تقبل الله منا ومنكم وصالح الأعمال وأن يجعل بلدناأمنا مطمئنا وسائر بلادالمسلمين
01/05/2022

عيد مبارك كل عام وأنتم بخير تقبل الله منا ومنكم وصالح الأعمال وأن يجعل بلدناأمنا مطمئنا وسائر بلادالمسلمين

Hambalyo maalinta Shaqaalaha Aduunka
01/05/2022

Hambalyo maalinta Shaqaalaha Aduunka

Sanad cusub iyo hal Abuur cusub, noo kaalay aan kula kobcinee ganacsigaga.
02/01/2022

Sanad cusub iyo hal Abuur cusub, noo kaalay aan kula kobcinee ganacsigaga.

Hambalyo Aroos. Abdikhaliq Mohamed Cade Mohamud Iyo Marwadiisa   Guurkiina Guur kheyr gurigiina Guri Nagi.
08/10/2021

Hambalyo Aroos. Abdikhaliq Mohamed Cade Mohamud Iyo Marwadiisa Guurkiina Guur kheyr gurigiina Guri Nagi.

27/06/2021

Macamil waxan kuu heyna Turkey ah oo aad u qiimo jaban iyo Waqti kooban nagaso wac Tel: 0610999995/0613934293/0619225600.

26-ka Juun Maalin Qaran.. Waa baa baryay bilicsan Arooryo suuban iyo Maalin Boqran.
26/06/2021

26-ka Juun Maalin Qaran.. Waa baa baryay bilicsan Arooryo suuban iyo Maalin Boqran.

22/06/2021

Family Visa oo aad u qiimo jaban iyo Waqti kooban ayan kuu heynaa ee nagusoo booqo Xarunteena Wadada Maka Al Mukarrama kasoo horjeedka Immigration-ka ama Tel: 0610999995/0613934293/0619225600.

Guurkiina Guur kheyr gurigiina guri nagay Alle haka yeelo. Wada Noolaada oo Nabad ku waara.
28/05/2021

Guurkiina Guur kheyr gurigiina guri nagay Alle haka yeelo. Wada Noolaada oo Nabad ku waara.

Macaamiishena WafraSom2 Travel Agency
25/05/2021

Macaamiishena WafraSom2 Travel Agency

Macaamil waxan kuu heynaa nuucyada kala duwan ee Visa-ha, Waqti kooban iyo Qiimo jaban ayan kugu adeegeynaa.
Macaamiil hadii aad daneyneso nagusoo booqo Xafiiskeena ku yaala wadada Maka Al Mukarrama kasoo horjeedka Immigration-ka ama nagalasoo xiriir 0610999995/0613934293/0619225600

صباح الخير يا حلوين .Subax wngsn maalinkiina kheyr iyo wng haidin ahaado.
25/05/2021

صباح الخير يا حلوين .
Subax wngsn maalinkiina kheyr iyo wng haidin ahaado.

Jimco wngsn
21/05/2021

Jimco wngsn

JIMCO WNGSN macaamiisheena sharafta leh meel kastoo dunida ka joogtaan, maalinku haidin wacnaado.

Macaamiishena WafraSom2 Travel Agency waxay idiin sameyen Qiimo dhimis ee ka faaideysta
18/05/2021

Macaamiishena WafraSom2 Travel Agency waxay idiin sameyen Qiimo dhimis ee ka faaideysta

BISHAARO BISHAARO ! Xarunta WafraSom2 Travel Agency waxay qiimo dhimis 30% u sameyneysaa Ardayda Jecel waxbarashada Dalka iyadoon Wax Horumarin Lacageed ah ka bixin.
SI AH KU HEL
1- ADMISSION.
2- INSURANCE.
3- COVID-19 TEST.
4- SAWIRKA TURKEY SIZE

Nagala soo Xiriir 0613934293/0613849898/0619225600

Address

Mogadishu

Telephone

+252615381144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Murshid Designs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share