17/10/2022
.
Iibso Dhul Beec ah oo ku yaalla Degmada Yaqshiid Deegaanka ceel carfiid . Gaar ahaan atiinada Hormuud Cabirkiisuna yahay 20x15-M, booskiiba Qiimuhuna waa USD: $8,500(sideed kun & shan boqol oo Doolar)-booskiiba
F.G. Dhulkaan waa dhul berimo laamiga balcad iyo iskuxira xamar , deegaan ah o leh koranto iyo biyo intaba waxaana loo kala gadayaa qof walbo intuu rabo.
wixii faah fahin dheeri ah laxariir
Tell: 0619618810
WhatsApp 0615462799