31/12/2023
Alhamdulillaah mahad oo idil waxay u sugnaatay Boqorkii sanadka 2023 iigu dhameeyey caafimaad iyo barwaaqo aan la soo koobi karin si,gaar ah wuxuu ii ahaa sanad aan xaqiijiyey qeyb kamid ah ahdaaftii noloshayda illaahay,na ii rumeeyey riyooyin badan oo lagu dhamaystiri doono sanadka curdunka ah ee 2024, Sanad cusub Riyooyin Dhabooba ayaan idin Rajaynaayaa idinkana Axbaabii🌺🎊💎🦋
Waxaa ii Qorshaysan bilowga sanadkan cusub ee 2024 Hal-abuur cusub Safaro qorshaysan mustaqbal iyo nolol farxad,leh insha Allaah By By Kalinimo😱 Kabax kadeedka nolosha iskaabulanimo! 2024 qofkii guursan waayo masaajiddada Afar afar faataxo halooga soo aqriyo🤣🤣🤣