Ahmed Garas

Ahmed Garas Always remember the power of Allah 🇸🇴

“Noloshu mar walba ma aha sida aad rabto, mararka qaar way ku jebisaa si ay kuu barato adkaysi, way kaa qaadaa wax aad j...
26/01/2026

“Noloshu mar walba ma aha sida aad rabto, mararka qaar way ku jebisaa si ay kuu barato adkaysi, way kaa qaadaa wax aad jeclayd si ay kuu tuso in Ilaahay wax ka khayr badan kuu diyaariyey. Qofka sabra oo ku kalsoonaada Rabbigiis, ma luminayo xitaa haddii uu mar ku daaho guusha. Waxa luma waa qofka quusta, halka kan adkaysta uu mar uun gaadho iftiinka

Qofka samra marka uu wax luminayo, Ilaahay wuxuu ku beddelaa wax ka qurux badan kan uu ka tagay
25/01/2026

Qofka samra marka uu wax luminayo, Ilaahay wuxuu ku beddelaa wax ka qurux badan kan uu ka tagay

“Noloshu ma aha cidda ugu dhaqsaha badan ee gaarta, ee waa cidda aan quusan marka ay daasho. Qofkii samra, is aamina, Il...
23/01/2026

“Noloshu ma aha cidda ugu dhaqsaha badan ee gaarta, ee waa cidda aan quusan marka ay daasho. Qofkii samra, is aamina, Ilaahayna talo saarta—ugu dambayn wuu arkaa iftiin xataa marka waddadu mugdi tahay.

Su’aal:Maxay tahay hal shay oo noloshaada ugu muhiimsan hadda?
22/01/2026

Su’aal:
Maxay tahay hal shay oo noloshaada ugu muhiimsan hadda?

Address

Mogadishu

Telephone

+252616176666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Garas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Garas:

Share