Ziyaad Printing Center

Ziyaad Printing Center Qancinta Macaamisheena Waa Mudnaanteena 1aad

ciid wanaagsan
19/03/2026

ciid wanaagsan

17/03/2026

Waxaa idin diyaarinay Sameynta iyo Naqshadeynta Certificate Award
💥 Adigana waad sameysan kartaa
📞 Nala Soo Xiriir Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah:
+252 613 705481 / +252 619 226472
📍 Xafiisyadeenu:
Tareebiyaano & Isgoyska Baar Ubax

08/03/2026

Waxaan kuu diyaarinay Istiikar Cutout oo Castiyaa oo si heer sare ah loo nashqadeeyey, indhaha macaamiisha soo jiidanaya 👀🎯
📍 Ziyaad Printing Center
📞 0613 705481 | 0619 226472


08/03/2026

Waxaan kuu diyaarinaynaa naqshad iyo qurxin casri ah oo ganacsigaaga siinaysa muuqaal qurux badan, kalsooni leh, isla markaana soo jiita macaamiil badan. ✨
🎨
🖌️
🖨️
📱 +252 613 705481 / +252 619 226472
📍 Tareebiyaano & Isgoyska Baar Ubax, Muqdisho

21/02/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH 🌙✨
Dhammaan macaamiisha ku nool Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka!
Ziyaad Printing Center waxay idiin diyaarisay qiimo dhimis gaar ah inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ☪️
📱 +252 613 705481 / +252 619 226472
📍 Tareebiyaano & Isgoyska Baar Ubax, Muqdisho

19/02/2026

OGAYSIIS MUHIIM AH 🌙✨

Dhammaan macaamiisha ku nool Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka!

Ziyaad Printing Center waxay idiin diyaarisay qiimo dhimis gaar ah inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ☪️
📱 +252 613 705481 / +252 619 226472
📍 Tareebiyaano & Isgoyska Baar Ubax, Muqdisho

08/02/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan qurxinay mid ka mid ah macaamiisheena, annagoo u fulinay shaqooyin qurux badan oo tayo sare leh.
Team-ka Ziyaad Printing Center waxa uu ka caawiyaa macaamiisha dhammaan adeegyada daabacaadda guud si xirfad leh.



📱 +252 613 705481 / +252 619 226472
📍 Tareebiyaano & Isgoyska Baar Ubax, Muqdisho

07/02/2026

Waxaan idiin haynaa adeeg casri ah oo fududeynaya in macaamiishu si degdeg ah u kala gartaan goobta iyo adeegyada aad bixiso.
✨ Ku habboon:
🏥 Isbitaallada
🛒 Supermarket-yada
🏫 Goobaha Waxbarashada
🏢 Xarumaha Ganacsiga
📱 +252 613 705481 / +252 619 226472
📍 Tareebiyaano & Isgoyska Baar Ubax, Muqdisho

07/02/2026

Ziyaad Printing Center waxay kuu diyaarineysaa daabacaadda funaanadaha shaqaalaha oo tayo sare leh, casri ah, isla markaana adkeysi leh!
📍 Maka Al-Mukarama (Tareebiyaano)
📍 Isgoyska Baar Ubax
📞 Nagala soo xiriir:
+252 613 705481 / +252 619 226472
✅ Tayo Sare
✅ Midab Joogto ah
✅ Ku habboon shaqo & xaflad
Mahadsanidiin!







Address

Mogadishu
N/A

Opening Hours

Monday 00:00 - 19:00
Tuesday 08:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 19:00
Saturday 08:00 - 19:00
Sunday 08:00 - 19:00

Telephone

+252614746194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ziyaad Printing Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ziyaad Printing Center:

Share