Abbas Yusuf Abdalla

Abbas Yusuf Abdalla Mahadsanidiin

Kani waa Pagekeyga rasmiga, waxaan idinkula wadaagi doonaa qoraallo iyo muuqaallo isugu jiri doona kuwa siyaasadda dalka ka hadlaya iyo madadaalo, wixii talo iyo tusaale ahna waan soo dhoweynayaa.

Manchester United oo guul darro ka badbaaday ayaa daqiiqadii ugu dambeysay cayaar ka dhacday Garoonka Tottenham goolka b...
08/11/2025

Manchester United oo guul darro ka badbaaday ayaa daqiiqadii ugu dambeysay cayaar ka dhacday Garoonka Tottenham goolka barbar dhaca la timid.

Tan iyo bilowgii xilli ciyaareedka EPL kooxda Manchester United ayaa cayaartay 6 kulan oo Away ah “GAROON KALE KU CIYAARTAY” 6daas kulan waxay barbar dhac gashay 3 kulan, 2 kulan waa laga badiyay, 1 kulanna way guuleysatay.

Kooxda Manchester United oo aan ku cayaareyn garoonkeeda xili ciyaareedkan ayaa badisay hal kulan kulankaasna waxay ka badisay kooxda difaacaneysa Horyaalka EPL ee Liverpool.

MUQDISHO IYO MAANTA 🌧️JUM’A MUBARAK
28/04/2023

MUQDISHO IYO MAANTA 🌧️

JUM’A MUBARAK

17/07/2022

“Soomaaliya iyo Jabuuti, labada dowladdood iyo labada shacabba waxaa ka dhaxeeya waxaan birina goyn, biyana aan meyrin” madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho muuq wanaag, caasimadda Soomaaliya.
15/07/2022

Muqdisho muuq wanaag, caasimadda Soomaaliya.

Magaalo madaxda dalka Muqdisho muuq wanaag. ❤
03/02/2022

Magaalo madaxda dalka Muqdisho muuq wanaag. ❤

Shir Jaraa'id: MD Hassan Sheikh Mohamud "Dulqaadka umadda Soomaaliyeed in dayuusnimo loo qaato sax maaha"
26/12/2021

Shir Jaraa'id: MD Hassan Sheikh Mohamud

"Dulqaadka umadda Soomaaliyeed in dayuusnimo loo qaato sax maaha"

Wasiirka Amniga Qaranka C/llaahi Maxamed Nuur ayaa amar ku bixiyay in uusan dalka ka bixi karin Cabdixamiid Maxamed Diri...
26/12/2021

Wasiirka Amniga Qaranka C/llaahi Maxamed Nuur ayaa amar ku bixiyay in uusan dalka ka bixi karin Cabdixamiid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Badda oo dhowaan eedeymo dhul b**b ah u jeediyay Ra'iisul Wasaaraha dalka.

Xilli maalinnimadii shalay uu Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federal ee 2020-2021 shaaciyay in Pages-ka Social Media-ha ...
26/12/2021

Xilli maalinnimadii shalay uu Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federal ee 2020-2021 shaaciyay in Pages-ka Social Media-ha guddiga ee Facebook, Twitter iyo Webka uu gacantooda ka baxay, uuna la wareegay guddoomiyihii xilka laga qaaday ayaa goor dhow barahaasi bulsho waxaa lagu shaaciyay wargelin ku aadan doorashada 6 ka mid ah kuraasta la qorsheeyay in ay doorashadooda ka qabsoonto Kismaayo, waxaanna la ogeyn wargelinta cusub in ay Ciro-hii xilka laga qaaday ka timid iyo in meelo kale laga soo xariiqay.

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble oo war kasoo saaray qoraalkii xalay kasoo baxay Villa Somalia ayaa shacabka Sooma...
26/12/2021

Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble oo war kasoo saaray qoraalkii xalay kasoo baxay Villa Somalia ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka u cadeeyay in la joogo xilligii si wadajir ah looga hor-imaan lahaa Mohamed Abdullahi Farmaajo oo uu xusay in uu caqabad ku yahay nabadda iyo dowlad-dhiska Soomaaliya, si buu yiri looga baaqsado in uu dalku galo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615503883

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abbas Yusuf Abdalla posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abbas Yusuf Abdalla:

Share