22/02/2026
🚀 FURSAD TABABAR GAAR AH!
Waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Course E-Commerce oo ay qabanayso Som Skills Academy.
📚 Muddada: 3 Casho
💻 Waxaad ku baran doontaa:
• Sida online ganacsi loo bilaabo
• Platforms-ka sida Amazon, Alibaba & AliExpress
• Helidda suppliers iyo dropshipping
• Suuq-geynta digital-ka iyo iibka caalamiga ah
🎯 Haddii aad rabto inaad bilowdo ganacsi online ah ama kordhiso xirfadahaaga, tani waa fursad kuu gaar ah.
Websate link
📩 https://forms.gle/kqUpbj5V8Wfbh1fB7
LINK WHATS APP GROUP.
https://chat.whatsapp.com/HC36rZLPUs78S5BGmkVnW4?mode=gi_t
We are a professional and development hub in Somalia, empowering youth and professionals with modern skills in E-Commerce, ICT, Health, Education, and Business & Leadership.