Mohamuud dheere

Mohamuud dheere Page-kayga kala soco wararka Soomaaliya, Africa iyo Caalamka. Ku soo dhawoow
dheh pageka

11/05/2026

Dalku badbadin ayuu u bahan yahay

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka soo laabtay caleema-saarka Madaxweynaha Jabbuuti ayaa u baxay caleema-saarka Madaxweynaha ...
11/05/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka soo laabtay caleema-saarka Madaxweynaha Jabbuuti ayaa u baxay caleema-saarka Madaxweynaha Uganda, Museveni.

Waxan weli hirgelin gogol uu u fidiyey mucaaridka oo iyagu sugaya 15-ka Maay — caasimadda oo shalay uu ka qabsoomey banaanbax ka dhan ah Dowladda, maanta waxa ka socda banaan-bax lagu taageeray.

11/05/2026

Somalidu waa wada dhiigle sida abwanku shegay

11/05/2026

Sheekh Shariif oo galabta Mirinaayo lagu quraansaaray si uu xilka Madaxweynaha u helo.

Ciyaarayahanka Cabdiwahaab Qoor oo katirsan xulka Garoowe ayaa sheegay in aysan la ciyaarin galabta Laascaanooddii saxda...
09/05/2026

Ciyaarayahanka Cabdiwahaab Qoor oo katirsan xulka Garoowe ayaa sheegay in aysan la ciyaarin galabta Laascaanooddii saxda ahayd.

" Laascaanooddii Saxda ahayd lama aannu ciyaarin waxaanse rajaynaynaa in aan wada ciyaarno"..

Fahad Yasiin ayaa yiri "Qoorqoor waa laga adkaan karaa laakiin lama siri karo"
08/05/2026

Fahad Yasiin ayaa yiri "Qoorqoor waa laga adkaan karaa laakiin lama siri karo"

06/05/2026

DEGDEG “ Xabsiga Dhaxe ee Somalia rasaas culus ayaa hadda ka Socoto waxaana Gadood sameeyay ciidan ka tirsan Asluubta kuwaas oo ka cabanaayo Mushaar la” aan in ka badan Laba Sano .

Ciidanka waa lagu shaqeynaa lacagtoodana waa la cunaa Taas ma soconeysaa?

Garsoorayaasha Soomaalidu beryahan car-cartooda ayey wataan.Garsoore Kaafi Xasan Shiine oo kamid ah Garsoorayaasha Somal...
06/05/2026

Garsoorayaasha Soomaalidu beryahan car-cartooda ayey wataan.

Garsoore Kaafi Xasan Shiine oo kamid ah Garsoorayaasha Somalia ayaa maanta u ambabaxaya dalka Morocco🇲🇦 wuxuu halkaas kaga qeyb geli doonaa Imtixaanka VAR. Haddii uu kuguuleysto wuxuu sirasmi ah uga mid noqon doonnaa garsoorayaasha dhex dhexaadinaya tartanka AFCON,U17 oo isla dalka Morocco ka furmaya bartamaha bishaan May.

Garsooraha guul baan urajeynaynaa, Somali's to the world.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Waqooyi Bari ayaa loo magacaabay Dr Cabdiqafaar Axmed Maxamed.
06/05/2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Waqooyi Bari ayaa loo magacaabay Dr Cabdiqafaar Axmed Maxamed.

06/05/2026

Caasimadda ciidda-cas Buuhoodle & Hoyga Dhaqanka Qardho — Yaa badinaya?

Ninkii Shalay isaga oo boorso waqto Muqdisho ka soo dagay ayaa saakayna Howlwadaag ka wada dumis dhulal uu waxba ka aqoo...
06/05/2026

Ninkii Shalay isaga oo boorso waqto Muqdisho ka soo dagay ayaa saakayna Howlwadaag ka wada dumis dhulal uu waxba ka aqoonin kawarama hee ?

Mr Diyaano shacabka Muqdisho dhibaatada uu u geestay waa mid ay waligood hilmaami doonin Mala socotaan?!

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamuud dheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share