Amjad Digital

Amjad Digital ✅ Digital Marketing Trainer | ⭐ Paid Media Specialist | Certified Digital marketing |
Learn Our Courses At : Abdiazizamjad.com

20/04/2026

Video Ads vs Image Ads – Kee Baa Ka Shaqeeya Somalia 2026 | Marka la sameenayo xayeeysiinta Facebook .

https://youtu.be/gVwF2DV_V-I
04/04/2026

https://youtu.be/gVwF2DV_V-I

Ma rabtaa inaad Facebook Ads ku bilowdo budget yar? Video-gan waxaan ku tusayaa sida aad ugu bilaabi karto $5 per day iyo waxii ka yar oo aad natiijo dhab a...

Successfully concluded a 3-day Digital Marketing Seminar at Buruuj Technical Secondary School.Empowering students with p...
17/01/2026

Successfully concluded a 3-day Digital Marketing Seminar at Buruuj Technical Secondary School.

Empowering students with practical skills in Digital Marketing, Social Media Marketing, Content Creation, and AI-powered branding.

Committed to building future-ready digital professionals. 🚀

13/12/2025

Sir ayaa kula wadaagayaa | ogaaw xayeesiinta dadka u socota |facebook ads

10/12/2025

“Fadlan jooji Boost Post!
Wax natiijo ah ma keento haddii aad rabto macaamiil dhab ah.
Muuqaalkan waxaan ku sharxayaa sababta Boost Post u shaqeyn waayo iyo sida loo isticmaalo Ads Manager si sax ah.”

👉 Bar SMM: abdiazizamjad.com

02/12/2025

Ma Jirto Baahi Dad Xayeeysiin Kuu Sameeya | VEO3 Waa Beddelkii !

01/12/2025

Xalka cilada xayeeysiinta facebook ee whatsapp

https://youtu.be/PloN-hKQShw
01/12/2025

https://youtu.be/PloN-hKQShw

“Xayeeysiintaa facebook In aad whatsApp ku xirtid maxeey Kugu Shaqeeyn weeyday ? Muuqaalkan waxaan si kooban kuugu sharxayaa cilladda ugu badan ee ay dadka...

27/11/2025

Maxaa ku dhacay xayeysiinta Facebook?

Muuqaalkan waxaan si kooban ugu sharxayaa isbeddelka Meta Andromeda, sababta xayeysiintu u liidato , iyo sida aad u hagaajin karto ads-kaaga si ay u soo saarto natiijo.

Faham waxa is beddelay iyo sida aad ula jaan qaadi karto maanta.

👉 Waxaan Kuu diyaariyaya Course SOCIAL MEDIA MARKETING dhameestiran
Social Media Marketing (5 Modules + Shahaado)

Isku diiwaangeli halkan: https://abdiazizamjad.com/courses/social-media-marketing-course/

Address

Hoolwadaag
Nairobi
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amjad Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amjad Digital:

Share