Dhambaal Advert

Dhambaal Advert making your business grow we make your business grow.

Ciid Wanaagsan:Dhambaal Advert waxay hambalyo kal iyo laab ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Eedul Adxa u dirays...
27/05/2026

Ciid Wanaagsan:

Dhambaal Advert waxay hambalyo kal iyo laab ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Eedul Adxa u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, la-hawlgalayaasheeda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga aqbalo camalka wanaagsan ee maalmahan barakaysan, ciiddaan teeda kalina uu nagu gaarsiiyo caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Waxaan idiin rajaynaynaa inaad nabad iyo caafimaad ku ciidaan.

Ciid Mubaarak dhammaantiin .



Ciid Wanaagsan waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan macaamiisheeda, la-hawlgalayaasha, iyo bulshada Soomaaliyeed ...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan

waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan macaamiisheeda, la-hawlgalayaasha, iyo bulshada Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitr.

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalkii suubanaa ee bishii Ramadaan, hana inagu gallado farxad, nabad iyo barwaaqo.

Waxaan idin rajeynaynaa ciid farxad leh iyo guulo sii socda.

💙 Ciid Mubaarak dhammaantiin!

Alle SWT wuxuu Qur’aanka Kariimka ku sheegay in Laylatul Qadr ay ka khayr badan tahay kun bilood, waana habeen fadli bad...
15/03/2026

Alle SWT wuxuu Qur’aanka Kariimka ku sheegay in Laylatul Qadr ay ka khayr badan tahay kun bilood, waana habeen fadli badan oo fursad u ah mu’miniinta inay ku kordhiyaan cibaado, duco iyo istiqfaar.

Nabigeenna ﷺ wuxuu na baray ducadan muhiimka ah ee habeenkan la akhriyo:

“اللهم إنك عفو تحب العفو فاعفُ عنا”
Ilaahayow adigu waxaad tahay Dambi-dhaafe, waxaadna jeceshahay dambi-dhaafka, ee ee inoo danbi dhaaf.

Habeennadan barakeysan aynu ku dadaalno salaadda, akhriska Qur’aanka, ducada iyo sadaqada, si aynu uga faa’iidaysanno fadliga weyn ee Alle ku mannaystay bishan.

Alle ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inaga yeelo kuwa ka faa’iidaysta Laylatul Qadr.

18/02/2026

SOON QAAD WANAAGSAN.

Dhambaal Advert iyo dhammaan bahda Dhambaal Group waxay bulshada Soomaaliyeed ugu hambalayaynayaan curashada bisha Ramadaan.

Ramadaanku waa bil isbeddel iyo dib-u-qiimeynayd, ee
bishaan ha noqoto bil aad ku xoojiso kalsoonida macaamiishaada, kuna dhisto sumcad waarta oo ka tarjumaysa qiyamkaaga.

Guusha ganacsigaaga waxay ka bilaabataa fariin sax ah, Dhambaalna waa garabka ganacsigaaga!



SOON QAAD WANAAGSAN.Dhambaal Advert waxay macaamiisheeda iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa bilashad...
17/02/2026

SOON QAAD WANAAGSAN.

Dhambaal Advert waxay macaamiisheeda iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa bilashada bisha khayrka badan ee Ramadaan.

Bishan waa bishii isbaddalka ee Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan oo isbaddaalkaas ha saameeyo
ganacsigaagu oo ha helo muuqaal cusub iyo saameyn dhab ah oo iibkiisa kor u qaada!




29/12/2025

Doorka Dhambaal waa fahamka iyo akhrinta duruufaha ganacsigaaga, faafinta qiimaha iyo farriinta badeecadaada, iyo fidinta sumcadda ganacsigaaga.

Dhambaal Advert, Shirkad u taagan kobaca ganacsigaaga iyo kor u qaadista magaca ganacsigaaga!



Address

Hodan, Taleh
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhambaal Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhambaal Advert:

Shortcuts

Share