Tartal group

Tartal group Tartal Group turns ideas into powerful visuals through Motion Graphics, Graphic Design, Video Editing and Marketing

14/07/2026

Tartal group waxay idin ledahay sodhawaada Oo Kudarsada Qorshaha Koxda Ttg

Maclumad dheeriya👇
What`App: https://wa.me/+252613840429

Abdikani Mahad CEO & Founder Tartal group

Something Big is Coming...
13/07/2026

Something Big is Coming...

Sumaddu waa sumcadda ay dadku kaa hayaan,Team TTG waxay kuu dhisayaan sumad gaar ah, xirfad leh, oo dadka maskaxdooda ku...
12/07/2026

Sumaddu waa sumcadda ay dadku kaa hayaan,

Team TTG waxay kuu dhisayaan sumad gaar ah,
xirfad leh, oo dadka maskaxdooda ku sii nagaanaysa.

Maanta waa maalin barakeysan,aan badino cibaadada  ducooyinka  iyo sadaqada  Alle ha inaga dhigo kuwii la aqbalo ducadoo...
22/05/2026

Maanta waa maalin barakeysan,aan badino cibaadada
ducooyinka iyo sadaqada
Alle ha inaga dhigo kuwii la aqbalo ducadooda dambigoodana la dhaafo.𝐀𝐦𝐢𝐢𝐧 🤍

Waxaa sharaf noo ah dhismaha summadda Skills Mind AcademyTartal Group waxay kaa caawinaysaa inaad fikraddaada ka dhigto ...
05/05/2026

Waxaa sharaf noo ah dhismaha summadda Skills Mind Academy
Tartal Group waxay kaa caawinaysaa inaad fikraddaada ka dhigto mid dhab ah, iyadoo kuu dhiseysa summad dhameystiran oo muuqaal iyo istiraatiijiyad leh.

Fikraddaada maanta waa guusha berrito.

Hambalyo 1-da Luulyo!🇸🇴🎉Bahda Tartal group waxay hambalyo udirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha l...
30/06/2025

Hambalyo 1-da Luulyo!🇸🇴🎉
Bahda Tartal group waxay hambalyo udirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha leh ee Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed ee 1-da Luulyo.

Eid Mubarak, Allaha naga aqbalo acmashii wanagsaneed.
05/06/2025

Eid Mubarak, Allaha naga aqbalo acmashii wanagsaneed.

Waxaa farxad weyn noo ah inaan dhisno oo sameyno summada  Bayaan Hospital ,Ma diyaar baa inaad ganacsigaaga u beddesho S...
02/06/2025

Waxaa farxad weyn noo ah inaan dhisno oo sameyno
summada Bayaan Hospital ,
Ma diyaar baa inaad ganacsigaaga u beddesho Summada rasmi ah si uu u yeesho aqoonsi buuxa oo lagu kalsoonaan karo? Tallaabadaada maanta waa sumcaddaada berri!

Maclumad dheeriya
What`App: https://wa.me/+252613840429

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tartal group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share