New-star academy of science and technology

New-star academy of science and technology Online Platform

Dhamaan Ardayda isdiiwaagelisay Ee aan wali soo xaadirin xarunta machadka waxan ku war gelineyna in ah yimaadaan xarunta...
29/08/2022

Dhamaan Ardayda isdiiwaagelisay Ee aan wali soo xaadirin xarunta machadka waxan ku war gelineyna in ah yimaadaan xarunta .

MAHADSANIDIIN
_____________________________
Si aad isu diwaan geliso la soo xiriir:
0612 397371
_____________________________

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxan idiin xusuusinaya in ay wali socoto isdiiwaangalinta Diploma caafimadka ahayd ,hadaba ardayda danaynesa koorsadaan waxa lagu wargalinayaa in ay is so diiwaan galiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan
N.b: isdiiwangalinta kaliya waxaa ka haray 3 maalmood mahadsanidiin .
Koorsada: caafimad
Lacagta : free / lacag la'aan
Tell : 0612397371
Ama: 615303106

Ogeysiis   ogeysiis      ogeysiis Waxan idiin xusuusinaya in ay wali socoto isdiiwaangalinta Diploma caafimadka ahayd ,h...
28/08/2022

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Waxan idiin xusuusinaya in ay wali socoto isdiiwaangalinta Diploma caafimadka ahayd ,hadaba ardayda danaynesa koorsadaan waxa lagu wargalinayaa in ay is so diiwaan galiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan
N.b: isdiiwangalinta kaliya waxaa ka haray 3 maalmood mahadsanidiin .
Koorsada: caafimad
Lacagta : free / lacag la'aan
Tell : 0612397371
Ama: 615303106

Ogeysiis     ogeysiis      ogeysiis  Dhamn ardada iyo waalidiinta somaliyed ee ubadkooda la jecel waxbarashada . Gar aha...
26/08/2022

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Dhamn ardada iyo waalidiinta somaliyed ee ubadkooda la jecel waxbarashada . Gar ahan ardada jecel barashada madoyinka scientific-ga .
In Machadka NEW-STAR ACADEMY OF SCIENCE uu qaadanayo ardyda cusub ee sanad waxbarasheedka 2022/2023
Qeybaha uu leyahay machadka waxaa kamid ah :
Qeyb ugar ah fasalka f4 waxaana la dhiagn doona muddo 8 bilood ah
iyo qeyb ugar ah fasalka f1-f4 oo iyadana lagu baran doono muddo 1 sano ah waxana u dheer shahaado diploma ah .
F.G : waqtiga dirasada la qabto waa : full time iyo part time .
Is qoristu wa ay socota . Ardada la qadayana waa mid xadidan .ee horey ugaar .ama la xiriir xafiiska machadka oo kala so hadal talefan number 612397371

26/08/2022

Update:
Waxan idin ogeysiineynaa in aya socoto Diploma In English iyada o lagu baran dono muddo 1 sano ah waxa ayna ledahay shahaado ee fadlan hadii ad u bahantahay wad nagu so biiri karta adiga oo so booqanaya xafiiska machadka oo ku yaalla deeganka celasha-biyaha gaar ahaan dhabarka danbe ee shirakada hormuud ama la xiriir talefon numbarkan 612 397371
Mahadsanid

Waxaaa wali  si dar dar leh u socda isdiiwangalinta ardayda cusub ee baraneysa maaddada caafimaadka , Tirada ardayda la ...
25/08/2022

Waxaaa wali si dar dar leh u socda isdiiwangalinta ardayda cusub ee baraneysa maaddada caafimaadka , Tirada ardayda la qaadanayo waa mid xaddidan Ee hadii aadan horey isu so diiwangalin la xiriir xafiiska machadka oo ku yala deeganka ceelasha biyaha ama ka wac
612 397371 mahadsanidiin

Bismilaahi raxmaani raxiim Dhamman bulsho weynta ku dhaqan deegaanka ceelasha biyaha iyo nawaaxigiisa waxa aan ogeysiine...
24/08/2022

Bismilaahi raxmaani raxiim
Dhamman bulsho weynta ku dhaqan deegaanka ceelasha biyaha iyo nawaaxigiisa waxa aan ogeysiineynaa in machadka New-Star Academy uu bilaabayo bisha soo socota ee 9aad (september) Diplama Caafimaad lacag la'aan ah oo lagu baran doono 3 bilood.
Wxa ayna leedahay shahaado la aqoonsanyahay.
Firo gar ah ardayda la qadanayo waa la xadiday ee yan laga buuxin oo horey u gaar. Xarunta waxa ay ku taalaa deganla celasha-biyaha gaar ahaan dhabarka danbe ee shirkada Hormuud
Xisaduhuna waxa ay bixi doonaan galinka danbe ee sabti illaa iyo arboco (full time ) iyo khamiis iyo jimco (part time) .
Wixii faafahin ah ka la so xiriir : 0612 397371

Waxa ilah mahadii ah in malinkii shaly ahyd ay ino suro gashay in aynu qabano siminar ku sabasana "reading skills and pr...
19/08/2022

Waxa ilah mahadii ah in malinkii shaly ahyd ay ino suro gashay in aynu qabano siminar ku sabasana "reading skills and preparing lessons" waxan rajeynena in ay ka fa'ideysteen ardayda somaliyeed ee ka so qeyb galay. New-star academy mar walipa waxa uu garab tagan yahay ardayda somaliyeed.

Update  : maalinta beri oo khamiis ah galabkeedii ayuu dhici doona siminarkan waxa uuna quseyaa guud ahaan  ardeyda dugs...
18/08/2022

Update :
maalinta beri oo khamiis ah galabkeedii ayuu dhici doona siminarkan waxa uuna quseyaa guud ahaan ardeyda dugsiyada sare gaar ahaan ardayda fasalka f4 .
Ka faaideysi haboon . Waxa uuna ka dhici doona xarunta jaamacada somaliya qeybteeda ceelasha biyaha xilliga 4:00 galabnimo .

Address

Taleh
Mogadishu
0000

Telephone

+252612397371

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New-star academy of science and technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share