Sumad films

Sumad films Sumad films
studio

27/07/2023

Yonez_Crown_-_(Aroos_Saalax_SanaaG_Iyo_Nasteexo)_Official_Video(720p)

27/07/2023

Sumad_Tv_waa_application_aad_ka_heli_karto_4,000_ch

Imtixaankii uu galay ayuu 0% ka keenay,walow ay saxnaayeen dhammaan jawaabihiisu, Bal aan aragno wuxuu qoray,Macallinka:...
07/07/2023

Imtixaankii uu galay ayuu 0% ka keenay,
walow ay saxnaayeen dhammaan jawaabihiisu, Bal aan aragno wuxuu qoray,

Macallinka:
Dagaalkee ayuu ku geeriyooday Nabiga Adeerkiis Xamsa Bin C/mudallib ?

Ardayga:
Dagaalkii u danbeeyay ee uu galay.

Macallinka:
Maxaa sababa Furriinka ?

Ardayga:
Guurka.

Macallinka:
Haddii dhulku 30 jeer u wareego si dhaqsi ah maxaa dhacaya ?

Ardayga:
Mushaarkaaga ayaad maalinle u qaadanaysaa.

Macallinka:
Sheeg saddex kamida kuwii jannada loogu bishaareeyay iyagoo nool?

Ardayga:
Nabi Ciise, Nabi Ibraahim iyo Nabi Muxamed "s.c.w".

Macallinka:
Xaggeebaa lagu saxiixay heshiiskii xabbad joojinta Suuriya ee Geneva ?

Ardayga:
Waraaqda heshiiska bogga u danbeeya.

Macallinka:
Sidee buu u dhintay Hi**er ?

Ardayga:
Wadnaha ayaa istaagay, kadib markuu Malakul mawd u yimid.

Macallinka:
Geeska Midig ee Lo'da muxuu u egyahay ?

Ardayga:
Geeska kale ee Bidix

Haddiiba aad adigu Macallinka tahay immisa ayaad ardaygan siin lahayd ?

# عبد الرحمن حاج حسن

SAWIRADA BENZEMA oo ku guuleystay Ballon Di,ore xili uu gudoonsiiyay Zidane oo ahaa xidigii ugu dambeeyay France oo Abaa...
18/10/2022

SAWIRADA BENZEMA oo ku guuleystay Ballon Di,ore xili uu gudoonsiiyay Zidane oo ahaa xidigii ugu dambeeyay France oo Abaalmarintan qaata

Kulan qaatay saacado badan una dhaxeeyay Xildhibaan Cusmaan Xaadoole, Guddoomiyaashii h**e ee gobalka Banaadir Jan. Muun...
09/09/2022

Kulan qaatay saacado badan una dhaxeeyay Xildhibaan Cusmaan Xaadoole, Guddoomiyaashii h**e ee gobalka Banaadir Jan. Muungaab iyo Cadda Gaabow, sidoo kalane ay goob joog ahaayeen saraakiil ciidan iyo odayaasha dhaqanka ayaa goordhow kusoo dhamaaday guriga Xil Xaadoole.

Dad ka agdhow kulanka ayaa ii sheegay in looga hadlayay masiirka siyaasadeed beesha uu matalo Xildhibaan Xaadoole, iyagoo eedeyn kulul ujeediyay Madaxweynaha Soomaaliya HSM.

Soo qabo tageero liverpool ah waydii xaalada uu ku sugan yahay???
08/09/2022

Soo qabo tageero liverpool ah waydii xaalada uu ku sugan yahay???

Address

Mogadishu
614749928

Telephone

+252614749928

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sumad films posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share