Lemon Graphics

Lemon Graphics Welcome to Lemon graphics we design the latest design, billboard, id cards, logos, business etc

Meher wacan Sacdia đź’ŤIbrahim.
25/06/2023

Meher wacan Sacdia đź’ŤIbrahim.

Kabo Qofka Indhoolaha caawinaya oo lasoo saaray!Shirkad laga leeyahay dalka Austria ayaa dhawaan soo saartay kabo caaqil...
18/09/2022

Kabo Qofka Indhoolaha caawinaya oo lasoo saaray!

Shirkad laga leeyahay dalka Austria ayaa dhawaan soo saartay kabo caaqil ah oo foodda looga rakibay jiheeye dareenside ah oo dadka araga la’ ka caawinaya inay ka hortagaan ama ka joogsadaan halisaha kusoo fool leh marka ay soconayaan.

Qiimaha la iibinayo kabahan ilaa hadda waa €3,200 ($3,850) halkii joogba. Waxaana gebi ahaan loo hindisay horumarinta habsocdaalka indhoolayaasha. Kabaha waxaa ku xiran kaamerad iyo sameecad ku wada xiran bluetooth-ka mobilka qofka xiran kabaha.

Waxaase dhici karta in xattaa qof kale oo aan la socon sitaha uu hagi karo ama uu siin karo tilmaamo caawin kara si uu u gaaro halka uu ku jeedo – iyada oo isla mar ahaantaana uu ka foojignaanayo halisaha lasoo gudboonaan kara.

 LUUQADDA PROGRAMMING KA UGU CAANSAN UGUNA FUDUD WAA PAYTHON.
15/09/2022



LUUQADDA PROGRAMMING KA UGU CAANSAN UGUNA FUDUD WAA PAYTHON.

SAAMILEYDA TWITTER-KA AYAA ANSIXIYAY ELON MUSK $44BILLION INUU KULA WAREEGAYO TWITTER. Codka ansixinta ayaa la sameeyay ...
15/09/2022

SAAMILEYDA TWITTER-KA AYAA ANSIXIYAY ELON MUSK $44BILLION INUU KULA WAREEGAYO TWITTER.

Codka ansixinta ayaa la sameeyay intii lagu guda jiray shir gaaban oo ay la yeesheen maalgashadayaasha ka socda xarunta Twitter-ka ee San Francisco.

Waxay la macno tahay in Twitter uu hadda isku dayi doono inuu ku qasbo Elon Musk inuu shirkadda ka iibsado maxkamadaha.

Bishii Abriil, Twitter ayaa ogolaatay inuu shirkadda ka iibiyo ninka ugu qanisan adduunka, Elon Musk.

Elon Musk oo ah Taajirka Caalamka ayaa iibsaday shirkadda Twitterka, isagoo siistay lacag ku dhow $44 Bilyan oo dollarDh...
25/04/2022

Elon Musk oo ah Taajirka Caalamka ayaa iibsaday shirkadda Twitterka, isagoo siistay lacag ku dhow $44 Bilyan oo dollar

Dhawaan halkaan ka daawo warbixin dhameystiran.

19/02/2022

BARO SIDA SAWIR LOOGU BADALO QORA

28/01/2022

Messenger ayaa lagu soo kordhiyay in hadii Screenshot aad Qaado qofka loo sheegayo Inaad screenshot qaaday sida Snapchatka oo kale.

Wixii caawa ka bilowda Screenshot hadaad ka qaado qof aad Messengerka ku sheekeysaneeysaan Ogow waa loo sheegayaa qofkaas.

Fadlan ka taxadar wixii caawa ka bilowda. Qof aan xogtaan la socon halkaan ugu yeer

Jumca mubaarik
28/01/2022

Jumca mubaarik

Markii Ugu Horeysay Ee Camero Lasameeyo Qofka Wuxuu Horfadhiisanjirey 8saacadood Oo Xidhiidha Ilaa Sawirku Qaadmayo, Maa...
13/12/2021

Markii Ugu Horeysay Ee Camero Lasameeyo Qofka Wuxuu Horfadhiisanjirey 8saacadood Oo Xidhiidha Ilaa Sawirku Qaadmayo, Maantana Waa Qac keliya, Cilmigaa Waxkasta Usabab ah Cilmigaa Ka Awoodbadan Xoogkasta, Cilmiga Malahan Khasaare, Baro waxkasta

Address

Jidka Tarabuunka
Mogadishu

Telephone

+252616125173

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lemon Graphics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Lemon Graphics:

Share