Hussein shuunac garmashaqo

Hussein shuunac garmashaqo � احساس جميل انك تحب او تحب من صديق من حبيب من قريب المهم انك تحب حد يستاهل حبك����

02/09/2024

Adıga muwadın maa ısleedahay ın fahad yasıın uu ujaro xıırkı sıyaysadeed ee kala dhexeeyay madax Way h**e ee maxamed c/lahı farmajo ın uu xıl cusub kahelayo xukumad daan qaraan??

21/11/2022

Sub xanallah Hall maar illa fair shaa
Wlhi inaay tuuk sanaado umoodaay mise waab jasesa

14/09/2022

ALLAH AKBAAR 💓🤌👂

04/09/2022

Maxaan useee xaan llahay ?😶‍🌫️

31/01/2022

NOLLAH OO DHAN
WAAY HELII KARAAN WAX WAL BAA OO AY QUTAAN baalse CAFIIMAD KAA WAA FUR SAAD 1 maar kaliiyah ah ogawo in uu cafiimad kaa ayaah wax ugu qaliisan ee aad adiga hesato

14/12/2021

𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 ku dhaca Neerfaha ugu dheer jirka Ee lagu Magacaabo sciatic Nerve.

Waa Xanuun laga dareemo Qeybaha hoose Ee dhabarka kuna sii baaho guud ahaan lugta.

Waana Xanuun meel dhexaad ah sidoo kale waxa uu noqon karaa xanuun aad u daran, oo la socda kawaawiyo iyo in ay daciifaan murqaha lugaha.

Waxaa kaloo dhacada in qofka uu xakameyn kari waayo kaadida iyo Saxarada.

cilada ku dhaca Neerfahan inta badan waxa uu saameyaa qeebo ka mid ah jirka ama hal dhinac oo kaliya.

xanuunka inta badan waxaa uu yimaada marka qeeb ka mid ah carjawda laf dhabarta banaanka u soo baxdo ka dibna waxay cadaadis saartaa neerfaha, inta ka dib waxaa mesha ka dhaco caabuq ka dibna xanuun iyo kawaawiyo ayaa yimaado.

Calaamadaha lagu garto xanunka neerfaha waxaa ka mid ah.

1- xanuun ka soo bilaabto qeebaha hoose laf dhabarta kuna soo baaho lugaha iyo mel kasto neerahaas quudiyo.

2- sidoo kale waxaa la arkaa kawaawiyo lugaha laga dareemo.

3- murqaha lugaha daciif noqdo.

4- mar mar waxaa la arkaa dhibaato ku timaado xakamenta saxarada iyo kaadida.

waxaa wanaagsan in aad dhaqtar aado hadi ad aragto calaamadahaaan.

1- Hadii aad aragto xanuun aad u daran lama filaan ah kana dareenta qeebaha hoose ee dhabarka iyo lugaha.

2- Hadii aad isku aragto kawaawiyo iyo murqaha lugaha daciifaan.

3- Hadii aad celin waydo ana xakameen waydo kaadida iyo saxarada.

Maxaa sababo xanuunkan?

1-waxaa sababo marka cadaadis la saaro neerfaha caadaadiska inta badan waxa oo ka yimaada laf dhabarta.

dadka qatarta ku jiro in oo ku dhaco xanuunkaan waxa ka mid ah.

1- dadka dadooda waynaato markasto dada qofka siyaado waxaa dhacdo in lafaha si qaldan usameesnmaan caadaadisna saaraan neerfaha.

2- dadka aadka u cayilan marka oo siyaado cadaadiska saaran laf dhabarta sida marka miisanka qofka aad u sareyo waxay ka qeeb qaataan in laf dhabarta is badal ku yimaado sidaasna neerfaha cadaadis lagu saaro.

3- dadka ka shaqeeyo shaqooyinka qaar sida dadka xamaaliga ah iyo kuwa kaxeeyo mootooyinka.

4- dadka fadhiga fabadan fadhiga badan waxa oo cadaadis saara neerfaha.

5- dadka qabo cudurka sokorta hadii ay sokorta ku badato qul qulka dhiiga waxay dhaawacdaa neerfayaasha.

dhibaatooyinka ka dhasho neerfa xanuunka waxaa ka mid ah.

1- lugta xanuunka sameeyay oo darreenka ka lumo.

2- murqaha lugta daciif noqdo.

3- in qofka xakameen waayo kaadida iyo saxarada.

sidee loogu hortagaa xanuunka neerfaha.

1- waxaa wanaagsan in aad sameeso jimicsi joogta ah.

𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲-𝗱𝗵𝗲𝗵 sidoo kale xaga hoose ka wac 𝐚𝐬𝐱𝐚𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚, si ay uga faaideystaan.

Talooyin caafimaad.

Riix hoos:

https://www.facebook.com/Drfahad5/

14/12/2021
13/12/2021

Anigaa mahii qof dag dag badan lakin jecal kaa waa arag tiida kobad ee sane

Address

Mogadishu
1212

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein shuunac garmashaqo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hussein shuunac garmashaqo:

Share