Mashcal Media

Mashcal Media ku soo dhawoow beejka mashcal news mahadsanid

With Sahan Media tv – I just made it onto their weekly engagement list by being one of their top engagers! 🎉
10/02/2026

With Sahan Media tv – I just made it onto their weekly engagement list by being one of their top engagers! 🎉

lacag samee adiga oo aan wax maalgalin ah sameynin iska diiwaan gali hadda
22/01/2026

lacag samee adiga oo aan wax maalgalin ah sameynin iska diiwaan gali hadda

A fast, secure way to manage Bitcoin and USDT transactions with ease.

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in uu socdo baadigoob uu ugu jiro toogasho ka dhacday baar ay ku dhinteen 9 ...
21/12/2025

Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in uu socdo baadigoob uu ugu jiro toogasho ka dhacday baar ay ku dhinteen 9 qof halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen taasoo ka dhacay magaalo ku dhow Johannesburg.

Waxay sheegeen in ilaa 12 dabley ah oo aan haybtooda la garanayn ay ku yimaadeen laba baabuur, "waxay rasaas ku fureen dadkii ku sugnaa baarka waxayna sii wadeen inay si aan kala sooc lahayn u toogtaan iyagoo goobta ka baxsaday".

Toogashada ayaa dhacday abaaro 01:00 wakhtiga maxaliga ah ee Axada (23:00 GMT ee sabtida).

Koonfur Afrika waxay ka mid tahay meelaha ay ka dhacaan heerarka dilalka ugu sarreeya adduunka, 45 qof 100,000kiiba sida ku cad tirokoobyada 2023-24 ee Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan daroogada iyo dembiyada.

Horaantii bishaan, ugu yaraan 11 qof oo uu ku jiro cunug, ayaa lagu toogtay guri ay deggan yihiin oo ku dhow Pretoria

Subscribe
07/12/2025

Subscribe

Warsaxafadeedka Xurmadle Ugaaska Mustafe iyo Gandaha Beelwaynta Ciise. Abdikadir show, Axad, 7/12/2025. Baaqan Oo Loo Dirayo Guud ahaan Beelwaynta Ciise yar ...

07/12/2025

Warsaxafadeedka Xurmadle Ugaaska Mustafe iyo Gandaha Beelwaynta Ciise. Abdikadir show, Axad, 7/12/2025. Baaqan Oo Loo Dirayo Guud ahaan Beelwaynta Ciise yar ...

Waa Sawir hadlaayo !!
20/11/2025

Waa Sawir hadlaayo !!

Address

Maka. Al-mukarama Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 10:00 - 19:00
Tuesday 10:00 - 19:00
Wednesday 10:00 - 19:00
Thursday 10:00 - 19:00
Friday 10:00 - 19:00
Saturday 10:00 - 19:00

Telephone

+252625244166

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mashcal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mashcal Media:

Share