Qormo Media

Qormo Media waxaad kaheleesaa warar iyo dhacdooyin xaqiiqa ah

12/08/2026

Sacdiyo Bajaaj oo sii deynteeda kadibb si farxad leh u marxabaysay goobjoogayaashii maxkamadda ku sugnayd.

05/08/2026

Gudaha xerada PSF

05/08/2026

Gudaha xerada PSF iyo Qaar kamid ah ciidamada PSF oo maxabiis ah

05/08/2026

Si guud waxaa xeradii PSF la wareegay ciidanka Puntland. Lama haayo halka ay qabteen.

05/08/2026

: Ciidanka Puntland oo la wareegay xaruntii Gaalkacayo ee PSF & Huwanta Somalia ee garabsatay. Ciidanka Puntland waa cabsi cabsi.!

06/07/2026

🚨🚨Wariyayaasha Magaalada Gaalkacyo ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xarigga sharci-darrada ah ee loo geystay Wariye Suways Gacayte, iyadoo muddo shan maalmood ah ku xiran xabsiga magaalada Garowe.

‎Dowlad kasta oo ku faanta ku dhaqanka sharciga iyo dimuqraadiyadda waxaa lagu qiimeeyaa sida ay u dhowrto xorriyadaha m...
05/07/2026

‎Dowlad kasta oo ku faanta ku dhaqanka sharciga iyo dimuqraadiyadda waxaa lagu qiimeeyaa sida ay u dhowrto xorriyadaha muwaadiniinteeda, gaar ahaan xorriyadda saxaafadda. Xorriyadda hadalka ma aha arrin lagu cabbiro hadallo qurux badan oo madal laga jeediyo, balse waxaa lagu cabbiraa ficillada dowladda.
‎
‎Saxaafadda madax-bannaan waa tiirka isla xisaabtanka, waana codka bulshada ee soo bandhiga xaqiiqooyinka iyo arrimaha u baahan in wax laga qabto. Marka wariye loo xiro shaqadiisa ama war uu tebiyey awgeed, waxaa meesha ka dhalanaya cabsi saameyn ku yeelata dhammaan bahda warbaahinta, taas oo wiiqaysa doorkii ay bulshada u hayeen.
‎
‎Dowlad kalsooni ku qabta sharcigeeda iyo hay'adaheeda ma baqdo su'aalaha saxaafadda. Taa beddelkeeda, waxay dhiirrigelisaa jawi ay warbaahintu si xor ah ugu gudan karto waajibaadkeeda iyadoo la ilaalinayo sharciga iyo mas'uuliyadda saaran.
‎
‎Haddii ay jiraan eedeymo sharci oo loo haysto Suways Gacayte, waa in lagu wajahaa hannaan caddaaladeed oo hufan, furan, isla markaana waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka. Haddii aanay jirinna, xorriyaddiida waa in dib loogu soo celiyaa sida ugu dhaqsaha badan.
‎
‎Waxaan ugu baaqayaa ururrada saxafiyiinta, bulshada rayidka ah, aqoonyahannada iyo dhammaan dadka rumaysan dowladnimada iyo caddaaladda inay cod mideysan ku difaacaan mabda'a xorriyadda hadalka iyo madaxbannaanida warbaahinta.
‎
‎Xorriyadda saxaafaddu waa xuquuq dastuuri ah oo aan cidna hadiyad u siin. Ilaalinteedu waxay xoojinaysaa kalsoonida shacabka iyo sumcadda hay'adaha dowladda, halka xaddidaaddeeduna ay dhaawacayso hannaanka dimuqraadiyadeed ee la doonayo in la dhiso.

19/06/2026

“Dhacdo murugo leh oo ka dhacday duleedka Guriceel... 😳

Aabbe dhalay wiil loo haysto kiis dil ah ayaa wiilkiisa ku yiri hadal dad badan ka :

‘ , wiil walaalkaa ah ayaad … Haddii nasiib kuu galo, isaga ayaa lagula duugi doonaa adigana.’

16/06/2026

Eedaysane qirtay fal dil ah oo lagu eedeeyay!

10/06/2026

Farmajo Hanagu Dirina Waziir Fiqi Oo...See More

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qormo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qormo Media:

Shortcuts

Share

Category