14/05/2022
عن أبي أُمَامَةَ الْبَاهِلِي رضي الله عنه قَالَ سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ: اقْرَءُوا الْقُرْآنَ فَإِنَّهُ يَأْتِي يَوْمَ الْقِيَامَةِ شَفِيعًا لأَصْحَابِهِ
رواه مسلم
Waxaa laga weriyey Abuu Umamah Al-Baahili, Eebbe haka raalli noqdee, inuu yiri: Waxaan maqlay Rasuulka (scw) oo leh: Qur’aanka Akhriya Maalinka qiyaamaha Wuxu iman isaga oo Ushafecad qaadayo Asxaabtiisa (oo lola jedo qofkii Akhrinjire)
Ilaahay Hanagudaro kuwaas Aanku dadalno Akhrinta Quranka.
Alif Design
Like and share