Shabeele Radio Golweyn

Shabeele Radio Golweyn Warar Xaqiiqda kusaleysan iyo Tabin kuraaligelisa, kuxidhnow wakaalada wararka ee shabeele radio golweyn

18/01/2026

Dugsiga hose dhexe sare ee golweyn

📸 Samafale Abuukar Shuute Hussein

17/12/2025

Sulyman sh Ahmed godomiyaha sports degnk golweyn ayaa kuso dhoweyey dhalinyarda degnka buulo berer
Golweyn waa Nabad

📸Oskar Cadde

01/12/2025

Kubada Cagtu waa is dhaxgalka bulshada

Maanta ay thy Tariikhda 28/11/2025, Gudoomiyaha Sports Deegaanka Galweyn Salaman Sheikh Ahmed iyo Wafdigiisa ayay soo dh...
28/11/2025

Maanta ay thy Tariikhda 28/11/2025, Gudoomiyaha Sports Deegaanka Galweyn Salaman Sheikh Ahmed iyo Wafdigiisa ayay soo dhoweeyn u sameeyey Gudoomiyaha Sports degaanka Buulo Mareer
Waxayna ku wada hadleen qodobo Xasaasi leh oo lagu hormin karo Bulshada Labada Deegaan; waana kuwa Hoose ku Xusan kubada cagta waa is dhaxgalka bushalda

21/11/2025

Degaanka golweyn manta waxaa ka furmay cap
Loogu magac darey samiira cap

31/10/2025

SHISHEEYOOW YAA KU TABAY
Hey’ad iyo maamul Midna looma baahan guuleysta
rer guri barwaaqo hampliyo

Ogeysiis OgeysiisOgeysiisWixii loo bogaa bulshada loo baahshaa barbaartii u baahi qabtay barashada caafimaadka berigaba ...
31/10/2025

Ogeysiis
Ogeysiis
Ogeysiis
Wixii loo bogaa bulshada loo baahshaa barbaartii u baahi qabtay barashada caafimaadka berigaba bishaaraan idin sidaa Iskulka Golweyn Institute of Health Training wuxuu idin ogeysiinayaa dhamman dhalinta iyo bulshada jecel caafimaadka in
iskuulka uu bilaabayo fasalo cusub ee barashada caafimaadka, baahiduse waa kala ceyn
barashaduse waa lama huraan waxyaabaha aad ka baran doonto iskuulka waxaa kamid ah:
1. Barashada Gargaarka deg dega oo loo yaqaano First Aid
2. Barashada qaab dhismeedka aadanaha oo loo yaqaano Skeletal system
3. Barashada cudurada guud oo loo yaqaano General disease
4. Barashada daaweynta oo loo yaqaano Pharmacology
5. Barashada nafaqodarada oo loo yaqaano Nutrition.
Koorsada ka dib ardeyga wuxuu awood u yeelan doonaa inuu caawiyo naftiisa iyo
bulshada ku geedaaman oo ay ugu horeeyaan ehelkiisa iyo asxaabtiisa isagoo aqoon
guud u leh amaba soo bartay mudadii uu ku gudi jiray koorsada, sida loo cabiro cadaadiska dhiiga, neefsashada, heelkulka jirka, garaaca wadnaha inuu aqoon fiican
u leeyahay sida loo dhayo dhaawacyada fudud, durida, tuliinka, gelinta kaanoolka, gelinta kateetaraha iyo wixii la hal maalo ayagoo casharadaas ay dhigayaan maclimiin
aqoon duruqsan u leh culuumta caafimaadka.
Ardeyii bisilee u bogaya barashada caafimaadka berigaba ha moogaan Golweyn Institute of Health Training.
Waa bartii lagu baran lahaa ama kaa baahi tiri leheyd barashada caafimaadka bulshooy berigaba ha moogaan.
Wixii faafaain dheeraad ah waxaad naga soo wici kartaa lambarada hoos ku qoran:
Tel: 0615359728/0615774551

30/10/2025

Tariiqdu 31/10/2025 Cazuumaad Furan beri waa malin weyn
Oo qaas u aha shacbka degnka golweyn

Rer guri barwaaqo maloo diyaar garoobey xalfda beri ka dhici rabto iskul weynha golweyn
30/10/2025

Rer guri barwaaqo maloo diyaar garoobey xalfda beri ka dhici rabto iskul weynha golweyn

29/10/2025

Isbar-bar-dhiga shalay iyo Maanta Iskuulka Deegaanka Galwayn guushu wax yar ba ka harsan

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabeele Radio Golweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category