MOWLA

MOWLA Pogan waxan ugu talagay inaan soo galiyo Graphic design iyo Motion graphics waa dhiiragalin

Social Media Kit  aan u sameye my bro Ahmed Abdikarim waayo-arag   BY MOWLA
08/09/2023

Social Media Kit aan u sameye my bro Ahmed Abdikarim waayo-arag



BY MOWLA

Waxaan logo u sameye my bro Ahmed Abdikarim waayo-arag    BY MOWLA
07/09/2023

Waxaan logo u sameye my bro Ahmed Abdikarim waayo-arag



BY MOWLA

New Logo Design    BY MOWLA .
22/07/2023

New Logo Design



BY MOWLA .

Goor dhaw filo Logo cusub  MOWLA     by MOWLA
18/07/2023

Goor dhaw filo Logo cusub MOWLA





by MOWLA

16/07/2023

Brand guideline MOWLA


15/07/2023

Hero section design with WordPress and Elementor MOWLA


Facebook poster design MOWLA
10/07/2023

Facebook poster design MOWLA


Mid kamid ah plug-ins-ka ama Page Builders-ka ama ugu cajiibsan WordPress waa Elementor wuu fududyahay waxaana ku sameyn...
08/07/2023

Mid kamid ah plug-ins-ka ama Page Builders-ka ama ugu cajiibsan WordPress waa Elementor wuu fududyahay waxaana ku sameyn kartaa nooc kasta oo website ah waliba sidaa doonto ayaad u naqshadeyn kartaa,

ELEMENTOR TEAM 🗣"With Elementor, you can do everything yourself, from concept to the final website. No more splitting resources"




wixii warbixino dheeri ah fadlan booqo website-ka 👇https://elementor.com/for/designer/

W/Q MOWLA

Wordpress waa bilaash furan (free and open-source) nidaamka maareynta macluumaadka (content management system CMS) ooku ...
06/07/2023

Wordpress waa bilaash furan (free and open-source) nidaamka maareynta macluumaadka (content management system CMS) ooku qoran PHP, MySQL, iyo MariaDB database, wordpress waa dhisaha bogaga (websites) ugu caansan ama loogu isticmaalka badanyahay dunida waxaana lagu dhisay in kabadan 43% bogaga caalamka.

WordPress waxaa markii h**e loo dhisay blogging, laakiin tan iyo markaas waxaa loo hormarinaaye in lagu dhiso noocyo badan oo mareegaha ama bogag ah oo ay ku jiraan portfolio websites, E-commerce stores, News websites iyo Business websites, Way fududahay inaad bog ku dhisto WordPress ama aad wax ka badasho naqshada ku diyaarsan ee tuulayaasha ah hadii ey noqoto in website bilow lagasoo bilaabo xataa wuu fududyahay .

Si aad u hesho macluumaad dheeri ah booqo link-yada hoose

WordPress.org: https://wordpress.org/
WordPress Codex: https://codex.wordpress.org/
WordPress Tutorials: https://www.wpbeginner.com/
WordPress Themes: https://wordpress.org/themes/
WordPress Plugins: https://wordpress.org/plugins/

W/Q MOWLA

16/04/2023

MUUQAAL YAROO KU SAABSAN (BRAND PRESENTATION) SOO JEEDINTA ASTAANTA SHIRKADA Gacanmaal WAXAA SOO DIYAARIYE MOWLA

#


FADLAN WIXII FAALO AH COMMENT-GA HOOSE NOOGU REEB MAHADSANID 👇

New logo design Shirkada Dharka Gacanta ee Gacanmaal Si aad uga dhex muuqato Gacansiyada kale waa in aad leedahay Astaan...
12/04/2023

New logo design Shirkada Dharka Gacanta ee Gacanmaal
Si aad uga dhex muuqato Gacansiyada kale waa in aad leedahay Astaan kuu gaar ah, oo macaamiishaadu kugu gartaaan,
#

Address

Mogadishu

Telephone

+252610982796

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MOWLA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MOWLA:

Share