Itqan Digital

Itqan Digital Itqan Digital is an online advertising agency to boost your business up and make your grow faster. w

Itqan Digital is an online advertising agency to boost your business and make you grow faster digitally. We have a solid solution for all your needs in digital world. We will help you create online contents and give you successful marketing strategy. Are you ready to work with us, we are here https://itqandigital.com/

01/04/2022

Dalab Cusub From Dubai.
Fashion ah.
Quruxbadan.
iyo Tarxadeeda/Qamaarkeeda.

Qiimo Ku raali galiya.

Ka faaideyso.
Kala xiriir Whatsapp ama wac
+252619008498.

05/06/2021

BISHAARO !.
waxaa soo idlaatay koorsadii excelka ee aad soo dalbateen .
koorsadan waxa ay ka kooban tahay book iyo cajal maqal iyo muuqaal ah.
Waxaad ku baran doontaan koorsadaan:
1. Sida loo isticmaalo excelka.
2. sida xogta loo galiyo.
3. sida loo sameeyo designiska.
4. sida loo sameeyo xisaabadka.
5. sida loo daabaco excel sheets-ka. iyo waxyaabo kale

waxa sidoo kale ku jiro projects la sameenayo oo ardeygu la siin doono sample-kooda.

waxii fahfaahin ah kala xiriir whatsapp: 0612105343 thanks.
nala soco
yeelo xirfad aad ku shaqeysato.

Al-Hidaaya Academy oo aan u qabanay shaqo dib u nashqadayn ah   Wada shaqayn wanaagsan.Itqan ka dalbo naqshadaynta astaa...
17/11/2020

Al-Hidaaya Academy oo aan u qabanay shaqo dib u nashqadayn ah Wada shaqayn wanaagsan.

Itqan ka dalbo naqshadaynta astaanta ganacsigaaga

Maxaa lagu doortaa Astaanta Ganacsigaaga(logo)?In aad ganacsigaaga u doorato astaan qurxoon waa guul, waana talaabada 1a...
11/11/2020

Maxaa lagu doortaa Astaanta Ganacsigaaga(logo)?

In aad ganacsigaaga u doorato astaan qurxoon waa guul, waana talaabada 1aad ee dhismaha ganacsi cusub. sidaas daraadeed waxaa jiro waxyaabo ay tahay in aan ka fiirino marka aan dooraneyno Logo cusub. sida kuwa hoos ku xusan.

> Loogadu waa in ay tahay mid ay ka muuqato waxa ay matalayso.
> Astaanta aad qaadaneyso wa in ay noqoto mid fudud ee la xasuusan karo.
>Waa in ay tahay mid lagu isticmaali karo meelkasta.

SII AQRI.
https://itqandigital.com/logo-design/



07/11/2020

Xayaysiimaha facebook wa qaab wanaagsan ee aad ganacsigaaga ku gaarsiin karto macaamiisha. Wey adagtahay in si caadi ah (organically) aad dad badan ku gaarto lakin adiga oo isticmaalaya xayaysiimaha facebooga(facebook ads) waxaad ka soo hoyin kartaa guulo waa weyn.   Waa muhiim in aad fahanto qaabk...

Let   Manage    . waxaan kaa caawin doonnaa in ganacsigaagu uu horumar ku sameeyo onlineka.  . . .www.itqandigital.com
05/11/2020

Let Manage .
waxaan kaa caawin doonnaa in ganacsigaagu uu horumar ku sameeyo onlineka.
.
.
.
www.itqandigital.com

Shirkada Keysar Style oo aan u qabanay service logo design, wada shaqayn wanaagsan.Itqan ka dalbo logo qurux badan oo qi...
03/11/2020

Shirkada Keysar Style oo aan u qabanay service logo design, wada shaqayn wanaagsan.

Itqan ka dalbo logo qurux badan oo qiima jaban.

24/10/2020

Professional Logo Designing.-LOGO CASRII AH
Shirkada Itqan waxa ay kaa caawin doontaa in aad yeelato loogo casri ah taas oo ku fadhiso macno ka turjumayo ganacsigaaga.
Tusaale loogadeena markaad fiiriso. waxa ay ka kooban tahay.
1. Qoraal . (Itqan, magaca shirkada)
2. Fallaar kor u baxeyso( waxay cabiraysaa kor ukac) taas oo aan ola jeedno waxaan kor u qaadeynaa ganacsigaaga.

=======================================================
si lamid ah waa in loogadaadu ay noqoto mid ku fadhiso macno.
Loogada ama astaanta ganacsigaagu waa in uu noqdo mid leh astaamahaan.
1. Loogo fudud (simple logo)
2. Loogo la fahmi kar0 (undrstandable).
3. mid macno ku fadhido ( meaning full logo).
4. mid lagu isticmaali karo meelo kala duwan.(reusability).
5. Loogo turjumayso ganacsigaaga( relevant logo).
========================================================

Noo soo buuxi formkaan si aan kuugu sameeno logo qurux badan.
Ku dhufo linkigaan hoose.
https://itqandigital.com/request/




21/10/2020

Kor u qaad iibka ganacsigaaga adoo isticmaalayo baraha bulshada.
.
waxaan kaa caawin doonnaa in ganacsigaagu uu noqdo mid ka muuqdo baraha bulshada, si iibkaagu kor oogu kaco.

ku soo dhawoow.
.
.
www.itqandigital.com

The only way you can succeed in this Dynamic business competition is to  .We   will help you  stay in digital. . .
10/10/2020

The only way you can succeed in this Dynamic business competition is to .

We will help you stay in digital.

.
.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Itqan Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Itqan Digital:

Share