Leego Real Estate

Leego Real Estate ka iibso dhul ku yaala Dagmada kaxda oo janis ah raqiis ah

Waxan haynaa dhul nus boos ah oo ku yaala sheekh maxamed nuur bukhaari mashidka agtiisa ah caburka nus booska waa 20X10-...
07/09/2025

Waxan haynaa dhul nus boos ah oo ku yaala sheekh maxamed nuur bukhaari mashidka agtiisa ah caburka nus booska waa 20X10-M qiimaha lagu rabo waa jaanis marka loo fiiriyo qiimaha dhulka meshaas $2500 (Laba kun iyo shan boqol oo dolar) israac waye lacagtaas cid kasta oo danaynaysa in sheekha la daristo wa ka fa,idaysan kartaa sharcigiisa wa isa saar sabarloogo orginal ah ayu wataa wax ka dhiman malahan

Naga so wac👉252615039989

FG: hal bil oo geela la cunaayo wa dagi karta kadib wa iska si gadi karta marka hilib geela so cunto mahadsanidiin

19/02/2025

Dhul iib ah oo ku yaala Dagmada Kahda wa nus deegaan ah xafada wa Gomoshleey laamiga waxa uu u jiraa 3 looto wana booska 23 aad laamiga waxa uu u jiraa 300🚶 talaabo ama 300m waa waqooyi jid nuska wu banaan yahay ma dhisna qiimaha lagu rabo waa $22000(labatan iyo laba kun oo dolar) is raac ama isku dhamaat nagala so xiriir wixi faah faahin ah intaas dheer

WhatsApp link hoos ku qoran adiga oo riixaya halkan 👉🏽 https://wa.link/zt7o2a

13/05/2024
10/05/2024

Waxan idin hayna dhul gaaraya 60 boos oo isku xiran dhulkan aya aad loo iibsanaya waxa una ku yala Day diif oo 4km u jirta Xaafada Rowdo Ee dagmada kaxda sharcigiisa wa u dhamaystiran yahay wixi faah faahin ah la xiriir whatsapka link hoos ku qoran

👉 https://wa.link/n46b87

Dhulkan qiimahaas wa ka badan laha ee dan aya loo iibinaya Ku dhufo link hoose ku qoran   👉           https://wa.link/zr...
18/04/2024

Dhulkan qiimahaas wa ka badan laha ee dan aya loo iibinaya

Ku dhufo link hoose ku qoran

👉 https://wa.link/zrrmi4

Address

Kaxda 14km
Mogadishu
+2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Leego Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share