Golden Haaji

Golden Haaji Macamiil Kusoo Dhawaaw Cheap World Wide Waxaa Kuu Diyaarinay Adeeg Ku Raali Galiya Iyo Qiimo Macquula

Illaahii nabbigiisii Ibraahiim CS Goortii mushrikiintii dabka ku tureen isla dabkii ku badbaadiyay, ee goob aamina uga y...
12/10/2023

Illaahii nabbigiisii Ibraahiim CS Goortii mushrikiintii dabka ku tureen isla dabkii ku badbaadiyay, ee goob aamina uga yeeloow.

Illaahii nabbigiisi muuse CS Hooyadii amray inay badda ku tuurto! Ee isla baddii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisi Yuusuf CS goortii Ceelka ay ku tuureen walaalihiis, ciiddan ooman u keenay ee isla ceelkii ku badbaadiyoow.

Illaahii nabbigiisii yuunis CS Saddexda mugdi dhexdiisa ugu gargaaray ee Nibirigii liqay isla isagii ku badbaadiyoow.

Illaahii Nabbigiisii Muxammed صلى الله عليه وسلم Habeenkii Dhagarta Mushrikiintii Qureysheed Ka seexiyay ee ka indha saabay ee nabbad-galyo korkiisa ka yeellayoow

Rabboow Ergo ayaanu kuu nahay Duco ayaanu awoodnaa Waadna ogtahay Xaalada walaalaheen falastiin iyo axwaashooda Adigaana Nooga Naxariis badan Maatida iyo maxasta Gantaaluhu ku dhacayaan, Oo adigaa Nooga Aqoon badan Sida sharaftooda iyo wanaagoodu ku jiro.

Rabboow waxaanu kuu taagnay gacmaha Adiga ayaa ah mid ka xishooda addoonkiisa oo gacan madhan inuu ka laabto

Rabboow Waa Habeen barakaysan Oo baryadaadu Nagu waajib tahaye Rabboow kaaga warami-mayno Culayska iyo cadaadiska haysta addoomahaaga Kor u dhawaaqayee Rabboow Gargaarkaaga mooyee ma jiro Garab kale Oo lagu tiirsadaaye Rabboow Naga ajiib baryada oo Guusha ka yeel dhankooda

آمين يا أرحم الراحمين 🤲🤲😭😭

Tuug ayaa soo galay guri ay ku jirto Naag waayeel ah saqda-dhexe habeenkii , markii ay aragtay tuugii inuu soo galay gur...
18/08/2023

Tuug ayaa soo galay guri ay ku jirto Naag waayeel ah saqda-dhexe habeenkii , markii ay aragtay tuugii inuu soo galay gurigeeda, weliba ay ogaatay inuu tuug yahay, waayeeshii waxey bilowday iney qeyliso, oo ay leedahay : “ isoo gaar Cabbuudow ”.

Tuugii ayaa arkay waayeeshii oo qeylineyso, inta aayar u soo dhawaaday ayuu ku yiri “ aamus, maxaad u qeylineysaa duqyaheey !?.”

Waxay ugu jawaabtay : “ Wiilkeygiyoow waxaad u egtahay wiil wanaagsanoo la ixtiraamo, laakiin duruuftu waa waxa kugu qasbay inaad wax xaddo waqtigaan ee saqda-dhexe ah, ee bal idhegeyso wiilkeygiyoow, waxaan haystaa lacag iyo jawharad badan, ee iyaga qaado, qeylada aan qeylinayey waxey eheed; riyo ayaan ku dhex jiray, la argagaxay, aan ka hurdi waayay, ee riyada ii micneey / ii fasir wiilkeygiyow ! ”.

Tuugii ayaa yiri: “waa yahay ee iisheeg riyada aad ku riyootay , aan kuu fasiree ”. Waxey u sheegtay riyadii ay ku riyootay, waxey tiri: “ anigoo socdo webiga qarkiisa, si lama filaan ah ayaa lugta ii baxday, dhagax halka yaalay ku simbiririxooday, waxaan ku sigtay inaan ku dhaco webiga, kor baan u qayliyey : isoo gaar Cabbuudow, isoo gaar Cabbuudow, isoo gaar Cabbuudow ! ”.

Tuugii ayaa yiri : “ waa kuma Cabbuud 🤔🤔🤔 ”. Si lama filaan ah ayaa Cabbuud-kii soo galay qolkii duqda iyo tuuga kuwada jireen sidii gantaal lasoo gamay oo kale.

Tuugiina halkaa ayaa lagu qabtay, laguna xirxiray si saldhiga loo geeyo. Tuugii asigoo ku calaacalaya " duqdaan wey iga caqli badisay, uma immaanin inaan riyo fasiro, ee waxaan u imid xattooyo ”...

Waayeeshii waxey ku tiri “ ka baro dadka, Cabbuud waa wiilkeyga !!! ”...

𝗗𝘂𝗹𝘂𝗰𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗮𝗱𝗮: marmar qaarkood waxaa lagu badbaadaa farsamo caqliyeysan sida duqda ay sameysay oo kale.

Guuleysta saaxibayaal.

✍️W/T: Ahmed Abdi Ali ....

Faqiir buu noolaa, wuu dhintay, isagoo faqiir ah, furaashkiisa oo keliya ayuu lahaa, 17 jir ayuu ku indho beelay, dhakht...
15/08/2022

Faqiir buu noolaa, wuu dhintay, isagoo faqiir ah, furaashkiisa oo keliya ayuu lahaa, 17 jir ayuu ku indho beelay, dhakhtar ayuu u tagay si uu indhaha uga qalo, markii uu guriga yimid, ayuu hurdo seexday.

Markaasuu riyo ku arkay Rasuulka (صلى الله عليه وسلم) oo ku yidhi: waxaad la kulmi doontaa Rabbigaa adigoo sidaasa.

Wuxuu ula jeedaa wax macno ah oo indhahaaga iska badalaya ma jirto, wuxuu odhan jiray Allaha u naxariistee,

Alxamdullaah ilaaahay ayaa mahad oo dhan iska leh, Illahay ayaa indhahayga qabtay si aanan u arkin wejiyadooda daalimiinta.

khudbadihiisiina waxay gilgileen carshigii daalimiinta, wuxuuna ku ducaysan jirey in ilaahay oofsado isagoo sujuudsan.

ilaahay wuu u aqbalay ducadaa oo wuxuu dhintey isagoo sujuudsan.

Xigasho.

27/06/2022

Albaabada Kurbda Lagu Feeydo Waa Toban Albaab: Sida Ku Soo Aroortay Quraanka iyo Sunnada Shariifka ah

1: Albaabka Kowaad : Waa Suuradda Faatixada Waxaa Ka buuxda Suuradan Asraar badan Oo Cajiib ah Waa Kaafisi , Caafiso , Wana leysku tufaa Marka Qofka Xanuunsado.

2: Albaabka Labaad: Waa Qowlkan Cajiibka ah
" الله الله ربي لا أشرك به شيئا"
Nabi Muxamed SCW ayaa Gabadhiisa Faadumo Ku yiri" Waxaad tiraahdaa Markaad Kurboto Sidan Soo Socoto.
" الله الله ربي لا أشرك به شيئا"

3: Albaabka Sadaxaad : Waa Ducadan ayadane Mucjizada ah Qofka aqrista Dhaqso Ku Helayo Muraadkiisa Oo Aan Macsiyo lahen
" لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين "
Nabi Muxamed CSW ayaa yiri Waa Kalmadihii Walalkey Di`Non ' Qof Kurbaysan Ma aqristo illaa Waxa Laga feydaa Dhibaatadaa Haysato

4: Albaabka Afaraad: Waxad aqrisaneysaa Ducadaan Oo ah : حسبنا الله و نعم الوكيل
Allaah Waxaa Uu Kitaabkisa Ku yiri
الذين قال لهم الناس إن الناس قد جمعوا لكم فاخشوهم فزادهم إيماناً و قالوا حسبنا الله و نعم الوكيل فانقلبوا بنعمة من الله و فضل لم يمسسهم سوء"

5: Albaabka Shanaad : Waa Qowlka : Mid Ka Mid ah Ducooyinka Ugu Qiimaha badab Kuna Muujisneyso inaad Awood iyo Xeeled Laheyn
" لاحول و لا قوة إلا بالله العلي العظيم "
Waa Keyd Ka Mid ah Keydadka Jannada Sida Ku Sugan Saxiixeynka

6: Albaabka Lixaad : Waa istiqfaarta Dambi dhaaf Weeydiinta Rabbigaa Waa Mid Mar Wakba Lagaa rabo Oo Aad joogteysaa.
من لزم الاستغفار جعل الله من كل هم فرجا و من كل ضيق مخرجا و رزقه من حيث لا يحتسب"

7: Albaabka Todobaad: Sida Ku Sugan Kitaabka Uu iska leeyahy imaamka Weeyn Ee Bukhaari
"لا إله إلا الله العظيم الحليم ،لا إله إلا الله رب العرش العظيم ،لا إله إلا الله رب السموات و الأرض رب العرش الكريم "
Waxa La aqristaa Markaa Kubadu Aad U Weeyn tahay Talo farahaaga Ka baxeen.

8: Albaabka Sideedaad : Xadithka Ku Sugan Labada Kitaab Ee Saxiixeynka ah Waxaa La rabaa inaad badiso aqrinta ducadaan.
" اللهم إني أعوذ بك من الهم و الحزن و أعوذ بك من العجز و الكسل و أعوذ بك من البخل و الجبن و أعوذ بك من غلبة الدين و قهر الرجال "

9: Albaabka Sagaalaad: Waxaad aqrisataa.
"يا حي يا قيوم لا إله إلا أنت برحمتك أستغيث"
Waa Ducooyinka La aqristo Marka Kurbo Xoogan jirto Aad Xal haynin.

10: Albaabka Tobanaad :
" اللهم رحمتك أرجو فلا تكلني إلى نفسي طرفة عين و أصلح لي شأني كله لا إله إلا أنت "

Ugu dambeeyn Waxaad Ku Soo gaba gabeysaa Aayadan Qiimaha badan:

🌹🌹🌹" اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ"

Shahaadadu Waa Shaqada Oo Kaliya Balse  Akhlaaqdu Waa Aas-Aaska Nolosha.✍️👉LIKE , SHARE , AND COMMENTS Inagu Dhiira Gali...
27/06/2022

Shahaadadu Waa Shaqada Oo Kaliya Balse Akhlaaqdu Waa Aas-Aaska Nolosha.

✍️👉LIKE , SHARE , AND COMMENTS Inagu Dhiira Gali Walashey Iyo Walalkeyow Mhdsnidiin 🇸🇴💙

19/06/2022

Haaddii Aad Rabto In Aad Wax Baxsato Alle Dartiis U Baxso Si Aad Berri Oga Shalayn Ajirkaagana Kaaga Baabin.

✍️👉Si Aad Inoola Midowdo Fadlan Like Inoo Saar Pageka 🇸🇴💙

Dadka Qaar Adigoo Maanta Taageero U Ah Ayeey Isku Dayayo In Ay Gadaal  Ka Toogtaan  Balse Ma Oga In Berri Ay Tabi Donaan...
18/06/2022

Dadka Qaar Adigoo Maanta Taageero U Ah Ayeey Isku Dayayo In Ay Gadaal Ka Toogtaan Balse Ma Oga In Berri Ay Tabi Donaan Taageeridadii.

✍️Dhiira Galin Waxaa Inoo ah like Iyo share taada Dhac inoo sii fadlan💙🇸🇴

Waxaa Jira Siyaabo Badan Oo Qof Lagu  Qiyaamo Balse Mida Ugu Xun Waa In U Iskaaga Ka Dhigo Mid Saaxiib Kula Ah Ee Wanaag...
18/06/2022

Waxaa Jira Siyaabo Badan Oo Qof Lagu Qiyaamo Balse Mida Ugu Xun Waa In U Iskaaga Ka Dhigo Mid Saaxiib Kula Ah Ee Wanaagaaga Iyo Hormarkaaga Jecel.
Fadlan Qiyaanada Halaga Waantoobo....

✍️👉 Like Iyo Share Waa Inoo Dhiira Galin🇸🇴💙

Dadka Qaar Markaan Siino In Ka Badan Waxay Naga Mudanyahiin, Waxay Ilobaan Qaabkoodii Dabiiciga Ahaa Waxayna Bilabaan Ki...
18/06/2022

Dadka Qaar Markaan Siino In Ka Badan Waxay Naga Mudanyahiin, Waxay Ilobaan Qaabkoodii Dabiiciga Ahaa Waxayna Bilabaan Kibir Xasbunallah.....

✍️👉Xigmado Iyo Xog Badan Sad U Hesho Like,Following Inagu Dhira Gali Walal.Wlshey💪

Saxibada Qaar Ka Fiirsasho Mudan Yihiin..Raga iyo Dumarka yaa Ku Wanagsan Xaqdhowrka Sxbka Waa Su sale????
16/06/2022

Saxibada Qaar Ka Fiirsasho Mudan Yihiin..
Raga iyo Dumarka yaa Ku Wanagsan Xaqdhowrka Sxbka Waa Su sale????

Address

Degmada Howl Wadaag Dhabarka Danbe Ee Olow Tawar
Mogadishu
00100

Telephone

+252637404739

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden Haaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Golden Haaji:

Share